Wararka Maanta

Dawladda Federaalka oo fasaxday diyaaradihii duulimaadyada ku tagi jiray magaalada Doolow ee gobalka Gedo

Dawladda Federaalka oo fasaxday diyaaradihii duulimaadyada ku tagi jiray magaalada Doolow ee gobalka Gedo

MAY 11, 2025

Axad, May 11, 2025 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ayaa lagu fasaxay in Diyaaradihii tagi jiray mag...

Warkii oo dhan »
Sheekh Cabdicasiis oo beeniyay in Xabsiga laga siidaayay Wiilkii gubay Gabadhiisa Luul

Sheekh Cabdicasiis oo beeniyay in Xabsiga laga siidaayay Wiilkii gubay Gabadhiisa Luul

MAY 11, 2025

 Axad, May 11, 2025 (HOL) - Sheekh Cabdicasiis Maxamed oo ah Aabaha dhalay Luul Sheekh Cabdicasiis oo sanad ka hor uu seeygeedi ku gubay magaalad...

Warkii oo dhan »
Ciyaartooy Caalami ah uu hogaaminayo Samuel Eto'o oo kusoo wajahan Muqdisho

Ciyaartooy Caalami ah uu hogaaminayo Samuel Eto'o oo kusoo wajahan Muqdisho

MAY 11, 2025

 Axad, May 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya  Maxamed Cabdulqaadir Cali oo maanta Shi...

Warkii oo dhan »
Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku dilay deegaan hoostaga degmada Cadalle

Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku dilay deegaan hoostaga degmada Cadalle

MAY 11, 2025

 Axad, May 11, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Koogaar ama Burdheere oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabee...

Warkii oo dhan »
Puntland oo difaacday xiriirka wadashaqaynta ah ee u bilowday iyaga iyo Somaliland

Puntland oo difaacday xiriirka wadashaqaynta ah ee u bilowday iyaga iyo Somaliland

MAY 11, 2025

 Axad, May 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid Juxa, ayaa difaacay xiriirka wadashaqeyneed ee dhawaan u bilow...

Warkii oo dhan »
Madasha Maanshiil oo soo dhoweeysay go'aankii uu Mareykanka ku dhaliiley Natiijadii kasoo baxday Shirka Madasha

Madasha Maanshiil oo soo dhoweeysay go'aankii uu Mareykanka ku dhaliiley Natiijadii kasoo baxday Shirka Madasha

MAY 11, 2025

 Axad, May 11, 2025 (HOL) - Madasha Maanshiil oo ay ku jiraan xubno sar sare oo u badan siyaasiyiin kasoo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC Khaatumo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC Khaatumo

MAY 10, 2025

 Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada dalka ku qaabilay...

Warkii oo dhan »
Cabdiqani Sayloor oo ka mid ahaa Shabaabkii ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo oo gacanta lagu dhigay

Cabdiqani Sayloor oo ka mid ahaa Shabaabkii ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo oo gacanta lagu dhigay

MAY 10, 2025

 Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor), oo horey uga tirsanaa Al-Shabaab kana mid ahaa dadkii lagu xukumay dilka, ayaa...

Warkii oo dhan »
Kulankii Golaha Shacabka oo maanta u baaqday roobabkii Xalay ka da'ay Muqdisho

Kulankii Golaha Shacabka oo maanta u baaqday roobabkii Xalay ka da'ay Muqdisho

MAY 10, 2025

 Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Waxaa maanta markale kooram la'aan u baaqday kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaa...

Warkii oo dhan »
Golaha Wakiillada Somaliland oo loo gudbiyey mooshin lagu joojinayo wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya

Golaha Wakiillada Somaliland oo loo gudbiyey mooshin lagu joojinayo wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya

MAY 10, 2025

 Sabti, May 10, 2025 (HOL) - 30 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa mooshin ay ku dalbanayaan in la joojiyo wadahadallada u...

Warkii oo dhan »