Wararka Maanta
Duqa Muqdisho oo amray in shirkadihii dhisay Wadddooyinkii Roobka burburiyeen inay dib u dhisaan
Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay inay wadaan gargaar gaar...
Warkii oo dhan »ECW oo ku Dhawaaqay $17.1 Milyan oo lagu taageerayo waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed
Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Hay’adda "Education Cannot Wait" (ECW) iyo la-hawlgalayaasheeda ayaa ku dhawaaqay deeq cusub oo gaaraysa $17.1 mil...
Warkii oo dhan »Suudaan oo Dowladda Soomaaliya u gudbisay cabasho ah ka dhan ah Puntland oo lagu eedeeyay taageerada jabhadda RSF
Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa si rasmi ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu gudbisay cabasho ka d...
Warkii oo dhan »Roobab mahiigaan ah oo geeystay Khasaare Dhimasho ah oo ka da'ay magaalada Muqdisho
Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Roobab mahiigaan ah oo Saacado badan ka da'aayay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimashada Laba Ruux iyo burburka w...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo markale kuceliyay inuusan bixin doonin miisaaniyada Howlgalka AUSSOM
Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa markale waxa ay ku celisay diidmadeedi ku aadan inaysan diyaar u ahayn maalgelinta Howlgalk...
Warkii oo dhan »Shariif Sheekh Axmed oo si adag uga falceliyay go'aanadiii kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Qaranka
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho a...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo war kulul kasoo saaray qodobadii kasoo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa digniin culus usoo diray Madaxda ...
Warkii oo dhan »Cabdifataax Xasan Afrax "Howlgal aan horkacaayey iguna garab taagan yihiin reer Hiiraan ayaan kula wareegay xarumaha maamulka Baledweyne"
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax ayaa ku dhawaaqay inuu maanta si buuxdo ula wareegay xa...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Dabaaldeg Weyn u Samaysay Guul Culus oo ku Saabsan Badbaadada Cuntada – HALICS oo si Rasmi ah loo Daahfuray
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho loogu daahfuray Hay’adda H...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 10 ruux oo isku qoys ah oo lagu dilay magaalada Mandhera
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ilaa lix ruux oo isku qoys ahaa lagu dilay h...
Warkii oo dhan »