Wararka Maanta

Maraykanka oo 10 Milyan oo Dollar dul dhigay xogta Cabdullaahi Banati oo masuul ka ahaa weerarkii Manda Bay

Maraykanka oo 10 Milyan oo Dollar dul dhigay xogta Cabdullaahi Banati oo masuul ka ahaa weerarkii Manda Bay

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay abaalmarin dhan ilaa $10 milyan oo doolar oo la siin doono cid kasta oo keenta x...

Warkii oo dhan »
Jubbaland: Go’aannadii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran nama quseeyaan

Jubbaland: Go’aannadii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran nama quseeyaan

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka  khuseyn go’aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wa...

Warkii oo dhan »
Farmaajo oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay Burburinta Madasha Wadatashiga Qaranka

Farmaajo oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay Burburinta Madasha Wadatashiga Qaranka

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasa...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Amaanka Baledweyne oo toogasho ku dilay nin ku hubeysna Bastoolad iyo Bam gacmeed

Ciidamada Amaanka Baledweyne oo toogasho ku dilay nin ku hubeysna Bastoolad iyo Bam gacmeed

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Xalay Fiidkii hore toogtasho ku dilay nin la...

Warkii oo dhan »
Mid kamid ah ilaalada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ku dhaawacmay iska hor imaad ka dhacay Garowe

Mid kamid ah ilaalada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ku dhaawacmay iska hor imaad ka dhacay Garowe

MAY 07, 2025

 Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Hal askari oo ka tirsan ciidanka ilaaladda Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ku dhaawacmay iska horimaad caawa...

Warkii oo dhan »
War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uga socday magaalada Muqdisho

War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uga socday magaalada Muqdisho

MAY 07, 2025

 Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodii uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ku ...

Warkii oo dhan »
Shirkadda Turkiga ee TPAO oo shaacisay helitaanka kayd gaas dabiici ah oo laga helay xeebaha Soomaaliya

Shirkadda Turkiga ee TPAO oo shaacisay helitaanka kayd gaas dabiici ah oo laga helay xeebaha Soomaaliya

MAY 07, 2025

 Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Shirkadda Turkish Petroleum Corporation (TPAO) ayaa ka heshay kayd gaas dabiici ah oo ganacsi ahaan loo isticmaali k...

Warkii oo dhan »
Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta kooram la'aan u baaqday iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka oo fariin adag u diray Xildhibaanada

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta kooram la'aan u baaqday iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka oo fariin adag u diray Xildhibaanada

MAY 07, 2025

 Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa si adag uga ha...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Malaysia oo kala saxiixday Heshiisyo Is-Afgarad oo la xiriira Maamulka Dhijitaalka iyo Amniga Internetka

Soomaaliya iyo Malaysia oo kala saxiixday Heshiisyo Is-Afgarad oo la xiriira Maamulka Dhijitaalka iyo Amniga Internetka

MAY 07, 2025

 Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Dowladdaha Soomaaliya iyo Malaysia ayaa kala saxiixday laba Heshiis oo Is-Afgarad (MOU) oo xoojinaaya iskaashi dhina...

Warkii oo dhan »
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay xabsi iyo ganaax lacageed

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay xabsi iyo ganaax lacageed

MAY 07, 2025

 Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ee Somaliland ayaa samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay 6 bilood oo xadhig...

Warkii oo dhan »