Wararka Maanta

Al-Shabaab oo weli helaya dakhli boqolaal milyan ah oo kasoo gala gudaha dalka

Al-Shabaab oo weli helaya dakhli boqolaal milyan ah oo kasoo gala gudaha dalka

MAY 06, 2025

 Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Ururka Al-Shabaab ayaa weli helaya dakhli sannadle ah oo ballaaran, iyadoo warbixin cusub oo ay soo saartay Insight...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo la wareegay guri loo isticmaalayay falal liddi ku ah Amniga Qaranka

Maamulka Gobolka Banaadir oo la wareegay guri loo isticmaalayay falal liddi ku ah Amniga Qaranka

MAY 06, 2025

 Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta la wareegtay Guri la sheegay in lagu isticmaalaya...

Warkii oo dhan »
Maleeshiyaad hubeysan oo dad Xoolo dhaqato ahaa ku dilay deegaan hoostaga degmada Matabaan

Maleeshiyaad hubeysan oo dad Xoolo dhaqato ahaa ku dilay deegaan hoostaga degmada Matabaan

MAY 06, 2025

 Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil laba ruux oo Xoolo dhaqato ahaa aroornimadii hore ee saakay loogu geystay d...

Warkii oo dhan »
Muwaadin Soomaaliyeed oo dil argagax leh loogu geystay Koonfurta Suudaan

Muwaadin Soomaaliyeed oo dil argagax leh loogu geystay Koonfurta Suudaan

MAY 06, 2025

 Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Muwaadinkaan Soomaaliyeed oo ku safraayay wadada isku xirta magaalooyinka Jubba iyo Terekeka ee Koonfurta Suudaan a...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Puntland ka tirsan oo faarujiyay furimaha Calmadow xilli Puntland ku dhawaaqday Howlgalka "Unkod"

Ciidamo Puntland ka tirsan oo faarujiyay furimaha Calmadow xilli Puntland ku dhawaaqday Howlgalka "Unkod"

MAY 06, 2025

 Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Ciidamo ka tirsan Puntland oo kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa isaga baxay furimaha dagaal ee Galgala, Afurur iyo Ba...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka oo kawada hadlay Dagaalka Al shabaab

Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka oo kawada hadlay Dagaalka Al shabaab

MAY 06, 2025

 Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa kulan miro dhal ah kula qaatay magaalada Muqdisho Safiir...

Warkii oo dhan »
Dowladda Algeria oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka Kooxaha Argagixisada

Dowladda Algeria oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka Kooxaha Argagixisada

MAY 06, 2025

 Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Dowladda Algeria ayaa sheegtay inay dooneeyso inay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka ay kula jirto Kooxaha Argagex...

Warkii oo dhan »
Gud: Guurtida Somaliland oo ku baaqday in shuruud la’aan lagu sii daayo maxaabiista SSC Khaatumo kaga xidhan Hargeysa

Gud: Guurtida Somaliland oo ku baaqday in shuruud la’aan lagu sii daayo maxaabiista SSC Khaatumo kaga xidhan Hargeysa

MAY 05, 2025

 Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku baaqay in xukuumadda Somaliland ay shuruu...

Warkii oo dhan »
Puntland oo ku eedeysay jaamacadaha degaanadeeda inay door ku leeyihiin tahriibka dhalinyarada

Puntland oo ku eedeysay jaamacadaha degaanadeeda inay door ku leeyihiin tahriibka dhalinyarada

MAY 05, 2025

 Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhaliishay jaamacadaha degaanadeeda in ay qeyb libaax leh ku leeyihiin kororka tahriibka dhalinyara...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse oo maanta daahfuray shirweynaha Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha

Raysal wasaare Xamse oo maanta daahfuray shirweynaha Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha

MAY 05, 2025

 Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shir...

Warkii oo dhan »