Wararka Maanta

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Shabeellaha Dhexe

MAY 04, 2025

 Axad, May 4, 2025 (HOL) - Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano dh...

Warkii oo dhan »
Dowladda Maraykanka oo qorshaynaysa in ay joojiso maalgelinta dagaalka lagula jiro kooxaha Shabaab iyo Daacish

Dowladda Maraykanka oo qorshaynaysa in ay joojiso maalgelinta dagaalka lagula jiro kooxaha Shabaab iyo Daacish

MAY 04, 2025

 Axad, May 4, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanku ayaa qorshaynaysa in ay joojiso maalgelinta dagaalka lagula jiro kooxaha xagjirka ah ee Soomaaliya...

Warkii oo dhan »
SSC Khaatumo: Xiriirka aan laleenahay Dowladda Federaalka ma ahan mid aan kala tashanayno Puntland

SSC Khaatumo: Xiriirka aan laleenahay Dowladda Federaalka ma ahan mid aan kala tashanayno Puntland

MAY 04, 2025

 Axad, May 4, 2025 (HOL) - Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga jawaabay hadal dhowaan kasoo baxay Madaxweyna...

Warkii oo dhan »
James Risch: Soomaaliya waxay u hoggaansantay dalabaadka aan caqli galka ahayn ee Shiinaha

James Risch: Soomaaliya waxay u hoggaansantay dalabaadka aan caqli galka ahayn ee Shiinaha

MAY 04, 2025

 Axad, May 4, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Senet-ka Maraykanka, James Risch, ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay...

Warkii oo dhan »
24 Xildhibaan oo horey looga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Golaha Shacabka oo dib loogu fasaxay

24 Xildhibaan oo horey looga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Golaha Shacabka oo dib loogu fasaxay

MAY 04, 2025

 Axad, May 4, 2025 (HOL) - Warqad kasoo baxday Xafiiska kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Cabdull...

Warkii oo dhan »
Tirada Al-shabaab looga dilay dagaalo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan oo sii korortay

Tirada Al-shabaab looga dilay dagaalo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan oo sii korortay

MAY 04, 2025

 Axad, May 4, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka b...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

MAY 03, 2025

 Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Waxaa maanta galinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi uu hoggaaminaayo Hoggaamiyaha  Dowlad Goboleedka...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi "Waxaan doortay inaan Tuutaha xirto oo dagaalka Khawaarijta aado, mudo kooban ayaana dalka uga ciribtiri doona"

Wasiir Fiqi "Waxaan doortay inaan Tuutaha xirto oo dagaalka Khawaarijta aado, mudo kooban ayaana dalka uga ciribtiri doona"

MAY 03, 2025

 Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in waqti kooban dalka ...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan

Wasiir Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan

MAY 03, 2025

 Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin dhee...

Warkii oo dhan »
Puntland: Madasha Wadatashiga kuma noqonayno xalna uma keeni karto waxyaabaha la isku hayo

Puntland: Madasha Wadatashiga kuma noqonayno xalna uma keeni karto waxyaabaha la isku hayo

MAY 03, 2025

 Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Wasiir u dowlaaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifitaax Cabdinuur, ayaa sheegay in Puntland aysan dib ugu laaban doonin ...

Warkii oo dhan »