Wararka Maanta
Puntland oo sheegtay inay ka hortagtay weerar kooxda Daacish kusoo qaadday ciidamadeeda
Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Ciidamada difaaca Puntland ayaa la sheegay inay iska caabiyeen weerar habeenkii xalay ay kooxda Daacish ku qaadday fa...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo boggaadisay guulo ciidanka Macawiisleeyda ka gaareen dagaalo ka dhacay Hiiraan
Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay guulo la taaban karo oo ciidanka difaaca deegaanada ee Macaw...
Warkii oo dhan »Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo sheegay in Soomaaliya dhowaan ay soo saaran doonto Shidaalkeedi
Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo ka qeyb galayay Shirka Kheyraadka Dabiiciga ah ee ...
Warkii oo dhan »Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo garab istaag u muujiyey Xildhibaan Caana Nuug iyo Xisbiga Himilo Qaran oo soo dhoweeyay
Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Qaar kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa bilaabay olale ay ku muujinayaan inay ku garab taaganyihiin Xildhibaa...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo 5 askari oo Kenyan ah ku dishay weerar gaadmo ah oo ay ka geysteen Lamu
Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Shan askari oo ka tirsan booliska Kenya ayaa lagu dilay halka 8 kalena ay dhaawacyo culus soo gaareen kadib markii ay...
Warkii oo dhan »Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Macawiisleeyda iyo Al shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaan la yiraahdo Hararta una dhaxeeya Ceel hareeri iyo Aadan Yabaal ayaa dagaal xoogan waxa uu ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo heshay xog caddeyneysa xiriirka ka dhexeeya Xuutiyiinta, Al-Shabaab iyo Daacish
Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku eedeeyay kooxaha Al-Shabaab, Daacish, iyo Xuutiyiinta in ay s...
Warkii oo dhan »Xildhibaano Maraykan oo ka horyimid go'aanka Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan
Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Xildhibaano Mareykan ah ayaa warqad rasmi ah u diray safiirka Soomaaliya ee Washington, Daahir Hassan Abdi, iyagoo ka...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ugu baaqday Dowladaha India iyo Pakistan in khilaafkoodi ku xaliyaan hab Diplomaasiyadeed
Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Pakistan ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Senator Mohammad Ishaq Dar ayaa shalay o...
Warkii oo dhan »Al shabaab oo baahisay muwaadiniin Kuuriyada Koonfureed u dhashay oo dalbanaya in Dowladoodi ay badbaadiso
Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Sagaal bilood kadib af-duub loogu geystay magaalada Mooyaale ee gobolka Marsabit ee Kenya labo muwaadin oo u dhashay ...
Warkii oo dhan »