Wararka Maanta

James Swan oo bilaabay safarro uu ku marayo Dowlad Goboleedyada si uu ugu qanciyo ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga

James Swan oo bilaabay safarro uu ku marayo Dowlad Goboleedyada si uu ugu qanciyo ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga

MAY 02, 2025

 Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa bilaabay safarro ra...

Warkii oo dhan »
Ururada u dhaq dhaqaaqa Naafada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay hadal gaf ku ah Naafada ee uu adeegsaday Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ururada u dhaq dhaqaaqa Naafada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay hadal gaf ku ah Naafada ee uu adeegsaday Guddoomiyaha Golaha Shacabka

MAY 02, 2025

 Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Ururada u dhaq dhaqaaqa Naafada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xadgudub iyo gaf lagula kacay ay u arkeen dadka aan lixa...

Warkii oo dhan »
OCHA oo ku baaqday in loo gurmado 45,000 Qof ay sameeyeen fatahaadaha Soomaaliya

OCHA oo ku baaqday in loo gurmado 45,000 Qof ay sameeyeen fatahaadaha Soomaaliya

MAY 02, 2025

 Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa ku baaqay gargaar deg de...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo si adag u cambaaraysay xayiraadda ay Soomaaliya kusoo rogtay baasaboorka Taiwan

Somaliland oo si adag u cambaaraysay xayiraadda ay Soomaaliya kusoo rogtay baasaboorka Taiwan

MAY 02, 2025

 Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay tallaabada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku mamnuucday in dal-ku-gal lagu ...

Warkii oo dhan »
Taiwan oo xayiraad kusoo rogtay dadka sita baasaboorka Soomaaliya

Taiwan oo xayiraad kusoo rogtay dadka sita baasaboorka Soomaaliya

MAY 01, 2025

 Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Taiwan, oo ka cadhootay xayiraadda ay Soomaaliya kusoo rogtay dadka sita baasaboorkeeda, ayaa iyaduna xayiraad dhan...

Warkii oo dhan »
Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay inuu dib u eegis ku sameyn doono Dalacsiinta loo sameeyay Ciidamada

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay inuu dib u eegis ku sameyn doono Dalacsiinta loo sameeyay Ciidamada

MAY 01, 2025

 Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in Dowladdu ay ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay Dalka Algeria, Xili uu buuq siyaasadeed ku furan yahay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay Dalka Algeria, Xili uu buuq siyaasadeed ku furan yahay

MAY 01, 2025

 Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu ku furan yahay bu...

Warkii oo dhan »
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Golaha Shacabka

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Golaha Shacabka

MAY 01, 2025

 Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xildhibaano kamid ah Golaha Shacabka ahna xubno katirs...

Warkii oo dhan »
Shiinaha oo soo dhoweeyay go'aanka ay Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan

Shiinaha oo soo dhoweeyay go'aanka ay Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan

MAY 01, 2025

 Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Shiinaha ayaa Soomaaliya ku ammaantay mamnuucidda ay ku soo rogtay dadka wata baasaboorka Taiwan oo laga joojiyay S...

Warkii oo dhan »
Shirka Wadatashiga Qaran oo maanta qorshaysnaa inuu Muqdisho ka furmo oo dib loo dhigay

Shirka Wadatashiga Qaran oo maanta qorshaysnaa inuu Muqdisho ka furmo oo dib loo dhigay

MAY 01, 2025

 Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo la qorsheeyay inuu si rasmi ah uga furmo maanta magaalada Muqdisho, ayaa...

Warkii oo dhan »