Wararka Maanta
Soomaaliya oo si rasmi ah u mamnuucday in Baasaboorka Taiwan dalka lagu soo galo
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday gelitaanka Soomaaliya dadka wata baasaboorka Taiwan, sida ay sh...
Warkii oo dhan »Dagaalamayaal katirsan Al shabaab oo toogtay Rag ka shaqeeya dhagax qodista ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Shan ka mid ah shaqaalaha dhagaxa qoda ayaa dhintay laba kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii kooxda Al-Shabaa...
Warkii oo dhan »Puntland iyo Somaliland oo bilaabaya isdhaafsiga maxaabiis dagaal oo ku kala xiran Garowe iyo Hargeysa
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Puntland iyo Somaliland ayaa bilaabaya isdhaafsiga maxaabiis dagaal oo ku kala xiran Hargeysa iyo Garowe, waana ...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kursigii uu ka xayuubiyay Xildhibaan Abiib dib ugu celiyay Guddiga xeer hoosaadka
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guddiga Xeer-hoosaadka dib ugu ce...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Waxaanu Muhiimad Siin Doonnaa Sii-daynta Maxaabiista iyo Isu-socodka Bulshada ee Bariga Sool
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 'Cirro', ayaa sheegay inay ka shaqaynayaan nabadaynta ...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuntay shakabad dadka tahriibin jiray
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ku riday koox lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin shabakad ka shaq...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inuu lix jeer ka badbaaday isku day dil
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maqaal dheer uu ku qoray Jariidada Sharqul Awsat ee kasoo baxda...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo wax iska weydiinaya 15 sano oo duqeymo joogto ah oo aan guul istiraatiiji ah ka keenin dagalka Alshabaab
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Dood adag ayaa ka taagan gudaha dalka Mareykanka, taasoo ku saabsan duqeymaha cirka ee Maraykanka uu ka geysto S...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Somaliland oo joojisay ciid dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo isticmaalo, oo dalka Jabuuti uu ka raran j...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed: Haddii la jaro gargaarka xilligan adag waxaa dhici karta in dalka uu galo xaalad la mid ah tii 1991
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka digay in xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya ay gaari karto heer aa...
Warkii oo dhan »