Wararka Maanta
Siyaasiyiinta Mucaaradka oo si kulul u dhaliilay hadalo aflagaado ah uu Guddoomiye Aadan Madoobe ka sheegay Golaha Shacabka
Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Siyaasiyiinta Mucaaradka ee xilalka kala duwan kasoo qabtay Soomaalida sida Madaxweynihii hore Sheekh Sharif, Ra'ii...
Warkii oo dhan »20 Xildhibaan oo sababo amni looga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka
Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay inuu xumaaday xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda Masar
Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in xiriirka kala dhaxeeya Masar uu yahay mid xooggan oo qoto dheer, oo aysan ji...
Warkii oo dhan »Maamulka SSC-Khaatumo oo soo dhaweeyay is-weydaarsiga maxaabiista ee Puntland iyo Somaliland
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo dhaweeyay is-weydaarsiga maxaabiista ee u dhexeeya Somaliland iyo Puntland, gaar a...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhoweeysay maxaabiistii ay maanta is dhaafsadeen Somaliland iyo Puntland
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay talaab...
Warkii oo dhan »Puntland: Ma jirin cid saddexaad oo dhexdhexaadin ka ahayd isdhaafsiga maxaabiista Somaliland iyo Puntland
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Puntland iyo Somaliland ayaa maanta si toos ah u gaarey heshiis isweydaarsi maxaabiis ah, iyada oo aanay jirin ci...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ka digtay wararka been abuurka ee laga tebinayo xaalada amni ee dalka
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka warhayso baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been ...
Warkii oo dhan »Guddiga Xeer-hoosaadka Hirshabelle oo soo saaray anshax marin 3 Xildhibaan iyo Xildhibaan Saneey oo si kulul uga jawaabay
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Guddiga Xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa soo saaray go’aan ans...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sii daysay 11 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sii daysay 11 maxbuus oo kasoo jeeda maamulka Puntland, kuwaas oo ciidamadeedu ku qabt...
Warkii oo dhan »Puntland oo 15 maxbuus oo lagusoo qabtay dagaaladii Sool ku wareejisay Somaliland
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Somaliland 15 maxbuus oo laga soo qabtay dagaalladii ka dhacay go...
Warkii oo dhan »