Wararka Maanta
Puntland: Caalamku hal Dollar kuma bixin dagaalka aan kula jirno argigixisada Daacish
Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in beesha caalamku aysan wax taageero maaliyadeed ah ku bixin dagaalka ay lixdii bilood ee la...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in Xildhibaan Xaadoole uu yahay shaqsi dhibaato ku haaya Maamulkiisa
Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo maanta ka hadlaayay munaasabadda furitaanka kalfadhiga...
Warkii oo dhan »Puntland: Ku dhawaan 100 xarumo caafimaad oo ay taageeri jirtay Save children oo albaabada loo laabayo
Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in ay qarka u saaran tahay inay xirmaan ku dhawaad 100 xarumood oo ah kuwa ka shaqeeya caafim...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay in dhawaan ka adkaan doonaan Al-shabaab
Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Shalay kormeer ku tagay furimaha hore...
Warkii oo dhan »Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan Jubbada Hoose
Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska Danab oo garab ka helaya Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Jubbaland ayaa howlgalo qors...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii hore Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka oo kawad hadlay Xaalada ay mareeyso Siyaasadda dalka
Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Mareykanka ee S...
Warkii oo dhan »Booliiska Puntland oo eedeysanayaal usoo qabtay labo qof oo xalay lagu dilay Garowe
Axad, May 4, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay laba eedeysane oo loo haysto dilka labo qof oo xalay lagu dilay...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Degmada Kaaraan oo shacabka Degmada faray inay weeraraan Mucaaradka Dowladda
Axad, May 4, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir Yuusuf Cadaani ayaa maanta ka hor sheegay Shacab badan oo iskugu soo ...
Warkii oo dhan »Dabley aan la garanayn haybtooda oo Labo qof oo shacab ah ku dilay magaalada Garowe
Axad, May 4, 2025 (HOL) - Koox hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe laba nin oo rayid ah ku dishay magaalada Garowe, caasimadda Puntland.Mid kamid a...
Warkii oo dhan »Colaad Muddo Dheer Ka Taagnayd Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag oo la Soo Afjaray
Axad, May 4, 2025 (HOL) - Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Danjire Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa shalay si rasmi ah u soo afjaray shirwayne lagu...
Warkii oo dhan »