Wararka Maanta

Ganacsigii magaalada Beled Xaawo oo u xiran caro ka dhalatay Dil wiil yar magaalada loogu geeystay

Ganacsigii magaalada Beled Xaawo oo u xiran caro ka dhalatay Dil wiil yar magaalada loogu geeystay

MAY 09, 2025

 Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa kusoo waramaya in Maanta ay xiran yihiin dhammaan Gana...

Warkii oo dhan »
Xujeeydii ugu horeeysay ee sanadkaan Xajineysa oo maanta ka ambabaxday Muqdisho

Xujeeydii ugu horeeysay ee sanadkaan Xajineysa oo maanta ka ambabaxday Muqdisho

MAY 09, 2025

 Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Xujeeydii ugu horeeysay ee Sanadkaan ka xajineeysa Soomaaliya kuwaasi oo...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Qatar oo ku heshiiyay in Shaqo abuur loo sameeyo in ka badan 10 kun oo dhalinyaro ah

Soomaaliya iyo Qatar oo ku heshiiyay in Shaqo abuur loo sameeyo in ka badan 10 kun oo dhalinyaro ah

MAY 09, 2025

 Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xildhibaan Y...

Warkii oo dhan »
Hay’adaha UN-ka oo shaqaale badan ka eryay xafiisyadooda magaalada Garowe

Hay’adaha UN-ka oo shaqaale badan ka eryay xafiisyadooda magaalada Garowe

MAY 09, 2025

 Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Hay’adaha Qaramada Midoobay (UN) ee xafiisyada ku leh magaalada Garowe ayaa shaqadii ka eryay qaar kamid ah shaqaal...

Warkii oo dhan »
Biriq ku dhacday bartamaha Caabudwaaq oo sababtay dhimasho iyo dhaawac

Biriq ku dhacday bartamaha Caabudwaaq oo sababtay dhimasho iyo dhaawac

MAY 09, 2025

 Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in bartamaha magaaladaasi Biriq ku dha...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo maanta agab ciidan kala wareetay dowladda Mareykanka

Dowladda Soomaaliya oo maanta agab ciidan kala wareetay dowladda Mareykanka

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa maanta agab ciidan oo loogu talo galay, ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ku w...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda oo ku baxay xiisad colaadeed oo ka taagan Miyiga Matabaan

Ciidamada dowladda oo ku baxay xiisad colaadeed oo ka taagan Miyiga Matabaan

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Ciidamo isugu jira Nabadsugid iyo Militari ayaa ku baxay xiisad colaadeed oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka taa...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay la dagaalanka kalluumeysiga sharci darrada ah

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay la dagaalanka kalluumeysiga sharci darrada ah

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo wafdi ka socday UK kala hadlay Dardargelinta Dagaalka Kooxda Al Shabaab

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo wafdi ka socday UK kala hadlay Dardargelinta Dagaalka Kooxda Al Shabaab

MAY 08, 2025

 Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Faqi ayaa  magaalada Muqdisho waxa uu kulan kula yeeshay waf...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo amarro kusoo rogtay dadka ajaanibta ah ee dhulkeeda ku nool

Xukuumadda Somaliland oo amarro kusoo rogtay dadka ajaanibta ah ee dhulkeeda ku nool

MAY 08, 2025

Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa dadka ajaanibta ah ee dhulkeeda sida sharci darroda ah ku jooga ku amartay in ay isdiiwaangeli...

Warkii oo dhan »