Wararka Maanta

Jubbaland oo ciidankii ugu badnaa u dirtay Waqooyiga gobolka Jubbada Hoose

Jubbaland oo ciidankii ugu badnaa u dirtay Waqooyiga gobolka Jubbada Hoose

APR 03, 2025

 Khamiis, April 3, 2025 (HOL) - Ciidamo aad u tira badan oo ka tirsan kuwa Daraawisihta maamulka Jubbaland oo wata gaadiidka dagaalka ayaa maanta...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo la xidhiidhay Elon Musk si ay u joojiso aqoonsiga Somaliland - The Africa Report

Dowladda Soomaaliya oo la xidhiidhay Elon Musk si ay u joojiso aqoonsiga Somaliland - The Africa Report

APR 03, 2025

 Khamiis, April 3, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maalqabeen Elon Musk iyo wadaadada diinta Masiixiga ee Maraykanka ka codsatay in ay Dona...

Warkii oo dhan »
OCHA: In ka badan 110,000 oo qof ayaa ku barakacay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya

OCHA: In ka badan 110,000 oo qof ayaa ku barakacay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya

APR 03, 2025

 Khamiis, April 3, 2025 (HOL) - Warbixin ay dhawaan soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ay...

Warkii oo dhan »
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Alshabaab

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Alshabaab

APR 03, 2025

 Khamiis, April 3, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Golaha ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo ganafka ku dhufatay ka qeyb galka Shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya

Puntland oo ganafka ku dhufatay ka qeyb galka Shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya

APR 03, 2025

 Khamiis, April 3, 2025 (HOL) - Wasiirka warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa sheegay in aysan Puntland waqtiga ...

Warkii oo dhan »
Somaliland: 21 Qof oo ku Sumoobay Hilib Geel ay Cuneen

Somaliland: 21 Qof oo ku Sumoobay Hilib Geel ay Cuneen

APR 03, 2025

 Khamiis, April 3, 2025 (HOL) - 21 qof oo isku qoys ah ayaa ku sumoobay hilib qaalin geel ah oo ay qasheen maalintii Sabtidii, deegaanka Ximan ee...

Warkii oo dhan »
In ka badan 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug

In ka badan 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug

APR 03, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Waxaa saakay xaalad deganaasho ah aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iy...

Warkii oo dhan »
Madaxda wadamada Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay la dagaalanka Al shabaab

Madaxda wadamada Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay la dagaalanka Al shabaab

APR 03, 2025

 Khamiis, April 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Booqasho ku tagay dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweyna...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Jabuuti

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goord...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya k...

Warkii oo dhan »