Wararka Maanta

Maxkamad ku taala Kenya oo lasoo taagay rag Soomaali ah oo ku eedeysan dilka Gabar 17 jir ahayd

Maxkamad ku taala Kenya oo lasoo taagay rag Soomaali ah oo ku eedeysan dilka Gabar 17 jir ahayd

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deeg...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo gobolka Bari lagula beegsaday kooxda Daacish

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo gobolka Bari lagula beegsaday kooxda Daacish

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska ciidamada Mareykanka AFRICOM ayaa si wadajir ah u fuliyay ho...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo d...

Warkii oo dhan »
Fiqi oo u hambaleeyay Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Jabuuti

Fiqi oo u hambaleeyay Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Jabuuti

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa Dalka Ja...

Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka 17 jirada Tunisia oo guul sahlan ka gaaray dhigoodi Soomaaliya

Xulka Qaranka 17 jirada Tunisia oo guul sahlan ka gaaray dhigoodi Soomaaliya

APR 02, 2025

 Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Xulka Qaranka Tunisia ee Ciyaartooyda 17 jirada ayaa Talaadadii waxa ay ku bilowdeen tartanka Koobka Qaramada Afri...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay duuleedka degmada Mahadaay

Ku dhawaad 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay duuleedka degmada Mahadaay

APR 01, 2025

 Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo galinkii hore ee maanta ciidamada difaaca deegaanka ee...

Warkii oo dhan »
Hoos u dhaca ku yimid gargaarka bini’aadantinimo oo halis gelinaya nolasha carruurta Soomaaliyeed

Hoos u dhaca ku yimid gargaarka bini’aadantinimo oo halis gelinaya nolasha carruurta Soomaaliyeed

APR 01, 2025

 Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saartay Kooxda Farsamada ee Qiimaynta Xaaladda Cuntada iyo Nafaqada (IPC Technical Worki...

Warkii oo dhan »
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuu hakad galay Duulimaadyadii imaan jiray Muqdisho+Sababta

Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuu hakad galay Duulimaadyadii imaan jiray Muqdisho+Sababta

APR 01, 2025

 Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyey sababtii keenta...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo Itoobiya door weyn ka siinaysa howlgalka AUSSOM, halka doorka Masar hoos loo dhigay

Soomaaliya oo Itoobiya door weyn ka siinaysa howlgalka AUSSOM, halka doorka Masar hoos loo dhigay

APR 01, 2025

 Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Itoobiya ayaa lagu wadaa inay door muhiim ah ka ciyaarto howlgalka cusub ee Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afr...

Warkii oo dhan »