Wararka Maanta
Xuska maalinta Takoorka oo sanadkaan hal ku dhig looga dhigay dhiirigelinta sinnaanta iyo ixtiraamka dadka oo dhan
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Xarunta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo war kasoo saartay maalinta caalamiga ah ee isir naceeybka ayaa markale...
Warkii oo dhan »Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumaddu u guuri doonto jiidaha hore dagaalka lagula jiro Al shabaab
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga h...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay qabsashada Ciidamada Sudan ee Magaalada Khartoum
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo dhoweeysay qabsashada Ciidamada Mili...
Warkii oo dhan »Abiy Axmed: Itoobiya ma rabto in ay dagaal la gasho Ereteriya si ay bad u hesho
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in dalkiisu aanu rabin in uu dagaal la galo waddanka Ereteriya si uu u...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda Sudan oo la wareegay guud ahaan Caasimadda Khartoum
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Sudan ayaa sheegay in ciidamada Qaranka ay la wareegeen guud ahaan gacan ku haynta magaalada...
Warkii oo dhan »Taliska Militariga Soomaaliya oo so bandhigay magacyada horjoogayaal iyo Nabadoono ka tirsan Al shabaab oo duqeyn lagu dilay
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Taliska Militariga Soomaaliya ayaa war uu soo saaray ku faah faahiyay magacyada horjoogayaal iyo nabadoono ka tir...
Warkii oo dhan »Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo sheegay in bisha June la qabanayo doorashooyinka qof iyo cod ee dowladaha Hoose
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay in doorashooyinkii ugu horreeyay ee qof...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo taageertay dadaalada Dowladaha Masar, Qatar iyo Mareykanka ee xabad joojinta Gaza
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Ergeyga Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Cismaan ayaa ku baaqay in baaritaan...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in Sabiid iyo Caanoole ay ku dileen Horjoogayaal ka tirsan Al shabaab
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - War kasoo baxay Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay duqeymo saacadihii lasoo dhaafay ka ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo beenisay in qaabilaadda dadka reer Qasa ay ku doonayso aqoonsi
Khamiis, Maarso 20, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warbixin ay Al Jazeera ku sheegtay in qaabilaadda dadka reer Qasa ay Somali...
Warkii oo dhan »