Wararka Maanta
Dowladda Mareykanka oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday gawaaridii galbineysay Madaxweynaha Soomaaliya
Khamiis, Maarso 20, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii 18-kii bishaan March lagu qaaday kolonyo gaadiid ah ...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo cambaareeyay weerarkii Al shabaab ay ku qaadeen gawaaridii galbineysay Madaxweyne Xasan Sheekh
Khamiis, Maarso 20, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul ah u cambaareeyay weerarkii ay Al shabaab...
Warkii oo dhan »Hargaysa: Saddex carruur ah oo koronto qabsatay kadib daadad ku dhuftay magaalada
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Saddex carruur ah oo ka soo jeeda qoomiyadda Oromada ee dalka Itoobiya ayaa daadad ku dhuftay gurigooda ay sabab...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya weerar hoobiyaal ah oo lagu garaacay Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya tiro hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xarunta sida weyn loo ilaaliyo amaankeed...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in waddankii raba in uu kala hadlo arrinta Falastiin uu marka hore aqoonsado
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo waraysi siiyay warbaahinta dowladda Israa...
Warkii oo dhan »Puntland oo faahfaahin ka bixisay sababa ka dambeeyay geerida Cabdiraxmaan Laahoor
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay geerida Cabdiraxmaan Shirwac Saciid Laahoor, oo kamid ahaa xubnihii...
Warkii oo dhan »Hay’adda SoDMA oo furimaha hore ee dagaalka u dirtay Dhaqaatiir, Daawo iyo Gaadiidka gargaarka deg dega
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan ...
Warkii oo dhan »Puntland: Aqoonsiga Qaranku waa mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka ...
Warkii oo dhan »Ciidamo Soomaali ah oo tababar u jooga dalka Turkiga oo iskugu gacan qaaday gudaha xerada Tababarka
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo daga...
Warkii oo dhan »Ingiriiska oo sheegay inuu Somaliland kala shaqaynayo la dagaallanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay Somaliland kala shaqaynayso la dagaallanka kooxaha Al-Shabaab iyo Xuutiyi...
Warkii oo dhan »