Wararka Maanta
Wasaaradaha arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Serbian oo kawada hadlay xiriirka labada Dowladood
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Safaarada Soomaaliya ee dalka Serbia ayaa faah faahin ka bixisay wada hadalo qadka telfoonka ku dhex maray Wasii...
Warkii oo dhan »Berbera: Wiil iyo gabadh isku dayay in ay nafta is dhaafiyaan, kadib wiilkii dhawaan jacaylka isku gubay
Dadweyne kusoo xoomay Isbitaalka Berbera, oo lagu dabiibayo wiilka sunta cabay.Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Wiil iyo gabadh reer Berbera ah a...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay Degmada Moqokori kulan kula qaatay saraakiisha Militariga Soomaaliya
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenkii ugu horeeysay ee uu ku hoyday Madaxweynaha Soo...
Warkii oo dhan »Faah Faahino kasoo baxaya Qarax maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Ugu yaraan siddeed qof oo u badan shacab ayaa ku dhintay qarax ...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo digniin u dirtay dadka ku nool degmada Jilib iyo deegaanada kale ee Al-shabaab maamulaan
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Jilib ee gobolka Juba...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw gaaray jiidaha hore ee dagaalka...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Balcad iyo Muqdisho
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Balca...
Warkii oo dhan »Cabdiraxmaan Laahoor oo iskasoo dhiibay kooxda Daacish oo ku geeriyooday xabsi Boosaaso kuyaala
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Cabdiraxmaan Shirwac Laahoor, oo ka mid ahaa xubnaha kooxda Daacish, ayaa xalay ku geeriyooday xabsi ku y...
Warkii oo dhan »Faahfaahin ku saabsan dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ku dhexmaray Togga Miiraale
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish oo ka dhacay aagga Togga Miiraale ee buuraha Calm...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay waxa ka jira in Al-shabaab kusoo dhawaatay magaalada Muqdisho
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa si faahfaahsan...
Warkii oo dhan »