Wararka Maanta

NISA oo 16 Dagaalamayaal Al shabaab ah ku dishay Gobolka Shabeellaha Hoose

NISA oo 16 Dagaalamayaal Al shabaab ah ku dishay Gobolka Shabeellaha Hoose

MAR 11, 2025

 Talaado, Maarso 11, 2025 (HOL) - War kasoo baxay Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa lagu sheegay in howlgal qorshey...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ee saakay ku qaadeen Magaalada Beledweyne

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ee saakay ku qaadeen Magaalada Beledweyne

MAR 11, 2025

 Talaado, Maarso 11, 2025 (HOL) - Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay sa...

Warkii oo dhan »
Weerar qaraxyo ku bilaawday oo ka socda hotel ku yaala magaalada Baledweyne

Weerar qaraxyo ku bilaawday oo ka socda hotel ku yaala magaalada Baledweyne

MAR 11, 2025

 Talaado, Maarso 11, 2025 (HOL) - Kooxda Al-shabaab ayaa goordhaw weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Hotel ku yaala Xaafada Howlwadaag ee maga...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul wasaare Xamse oo sheegay in Bisha Ramadaan ay Dowladda qaadi doonto howlgal culus oo ka dhan ah Al shabaab

Ra'iisul wasaare Xamse oo sheegay in Bisha Ramadaan ay Dowladda qaadi doonto howlgal culus oo ka dhan ah Al shabaab

MAR 11, 2025

 Talaado, Maarso 11, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo sheegtay in 70% lasoo dhameeyay sahmintii shidaal ee laga waday Biyaha Soomaaliya

Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo sheegtay in 70% lasoo dhameeyay sahmintii shidaal ee laga waday Biyaha Soomaaliya

MAR 11, 2025

Talaado, Maarso 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa sheegay in ...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

MAR 10, 2025

 Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel ...

Warkii oo dhan »
Taliye kuxigeenkii hore ee Nabad Sugidda oo ka digay in Al-shabaab ay sameeyso wixii ka dhacay Syria iyo Afgaanistan

Taliye kuxigeenkii hore ee Nabad Sugidda oo ka digay in Al-shabaab ay sameeyso wixii ka dhacay Syria iyo Afgaanistan

MAR 10, 2025

 Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Taliye kuxigeenkii hore ee Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Cabdisalaan Guulleed ayaa ugu baaqay Dowladda S...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

MAR 10, 2025

 Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan o...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xiriirka kala dhaxeeya Imaaraadka waxba u dhimeyn Casuumaadii Madaxweynaha Somaliland

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xiriirka kala dhaxeeya Imaaraadka waxba u dhimeyn Casuumaadii Madaxweynaha Somaliland

MAR 10, 2025

 Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Wasiiru dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Maxamed Cumar, Cali Balcad a...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo sharaxaad ka bixisay cashuuro cusub oo bulshadu sas ka qaaday

Xukuumadda Somaliland oo sharaxaad ka bixisay cashuuro cusub oo bulshadu sas ka qaaday

MAR 10, 2025

 Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay in cashuur ay kusoo rogtay shirkadaha isgaadhsiinta ay sidoo kale ku waajiba...

Warkii oo dhan »