Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay xiisadaha kasoo cusboonaaday dalka Koonfurta Suudaan
Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay si buuxda ula garab taagan tahay sha...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya: Waxaan aragnay weli dad shacab ah oo la macaamilaya Khawaarijta
Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay weli jiraan dad shaca...
Warkii oo dhan »Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo beeniyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu duray Digniintii amni ee kasoo baxday Safaarada Mareykanka
Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Mareykanka Daahir Carab ayaa shaaca ka qaaday in aysan xiriir lahayn khud...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Culuma’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Bulshada ka wacyigeliyaan fikirka xagjirnimada
Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo soo iibsanaysa maraakiib cusub xilli ay dadaal ugu jirto inay hesho marin badeed
Markabka ugu weyn maraakiibta ganacsiga Itoobiya ee Abay II, oo markii ugu horaysay soo gaadhay dekedda dalka Jabuuti 25-kii Juun, 2023. Xuquuqd...
Warkii oo dhan »Somaliland oo qaaday tallaabo lagaga hortagayo iibka raashinka wakhtigiisu dhacay
Raashin dhacay oo inta kiishashkii laga beddelay dib loo iibinayey, oo ay Booliiska Somaliland qabteen 26-kii Febraayo 2025. Xuquuqda sawirka: T...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro oo kulan wada-tashi ah la qaatay madaxdii hore ee Somaliland
Madaxweyne Cirro oo barxadda gurigiisa kula sheekaysanaya Madaxweynayaashii hore, Daahir Rayaale Kaahin iyo Muuse Biixi Cabdi. Xuquuqda Sawirka: Madax...
Warkii oo dhan »NISA oo shaacisay iney burburisay Buundo macmal ah oo Al-shabaab adeegsan jireen
Axad, Maarso 9, 2025 (HOL) - Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamka ayaa burburiy...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ku dhawaaqday gogol nabadeed oo lagu heshiisiinayo bulshada gobolka Sanaag
Axad, Maarso 9, 2025 (HOL) - Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay u gudo gelayaan shira...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: Uma dulqaadan doono dayac dambe oo amni inta aan xilka joogo
Axad, Maarso 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay inuusan mar dambe u dulqaadan doonin dayaca amni ee fu...
Warkii oo dhan »