Wararka Maanta
Guddoomiyaha SoDMA oo maanta Masaajid Cali Gaduud geeyay 12 gaari oo sida shixnado gargaar ah
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta 12 gaari oo siday shixnado gargaar ...
Warkii oo dhan »Lataliyaha madaxweynaha ee xiriirka dowlad goboleedyada oo weerar afka ah ku qaaday madaxda Hirshabeelle iyo Xukuumadda Fedaraalka
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Lataliyaha madaxweynaha dowlada fedaraalka Soomaaliya ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada dalka Maxamed Xasan I...
Warkii oo dhan »Dagaal ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ee ku wada sugan aagga Buqdharkayn
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Dagaal xoogan ayaa saaka markale ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ee ku wada sugan deegaa...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo shaacisay inay gogol nabadeed u fidinayso dhinacyada isku haya colaadda dalka Suudaan
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay isku dayayso inay gogol nabadeed u fidiso dhinacyada isku haya Suudaan, si ...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay ineysan dalka ka jirin khatar amni oo hakad u gali karaan duulimaadyadda Caalamiga ah
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Iyadoo Talaaladadii lasoo dhaafay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho soo saartay fariin ay uga digeyso mu...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in dowladda Itoobiya ay duqayn ka geysatay gobolka Shabeellada Dhexe
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha d...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo digniin culus u diray dadka baraha bulshada ku faafiya wararka lagu qalqal galinaayo amniga
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Taliyaha qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin, Macalin Mahdi ayaa digniin culus u diray da...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Maxkamadaynaysa Askari Booliis ah oo la Arkay Isaga oo Qof Shacab ah U Gacan Qaadaya
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Booliska Somaliland ayaa xaqiijiyay in la xidhay askari booliis ah oo muuqaalkiisu baraha bulshada ku baahay Khami...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 10 xubnood oo maanta kooxda Al-shabaab looga dilay gobolka Galgaduud
Khamiis, Maarso 6, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo maanta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ku wargalisay shacabka inay ka fogaadaan deeganada Shabaabku ku sugan yihiin
Khamiis, Maarso 6, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa mar kale uga ku wargalisay shacabka inay ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihi...
Warkii oo dhan »