Wararka Maanta

In ka Badan Hal Milyan oo Qof oo laga Cabsi Qabo in Ay Abaaro Ku Dhuftaan Soomaaliya

In ka Badan Hal Milyan oo Qof oo laga Cabsi Qabo in Ay Abaaro Ku Dhuftaan Soomaaliya

MAR 05, 2025

 Barakacayaal Soomaaliyeed oo saf ugu jira raashinka afurka Ramadaanta, duleedka Muqdisho, 20-kii Maarso 2024. Sawir kayd ah: REUTERS/Feisal Omar...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo ka hadashay dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Hirshabeele

Jubbaland oo ka hadashay dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Hirshabeele

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay madaxtooyadda maamulka Jubbaland ayaa lagu boggaadiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda A...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo iska Difaacday Eedo Argagixisanimo oo uga Yimid Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Puntland

Somaliland oo iska Difaacday Eedo Argagixisanimo oo uga Yimid Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Puntland

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay eedo ay sheegtay in masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntla...

Warkii oo dhan »
Jenaraal Odawaa Yuusuf "Khawaarijta waxay ku jiraan rafasho naf la caari ah oo waxay rabaan in la dhameystiro ee aan dhameystirno"

Jenaraal Odawaa Yuusuf "Khawaarijta waxay ku jiraan rafasho naf la caari ah oo waxay rabaan in la dhameystiro ee aan dhameystirno"

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raage oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa furimaha hor...

Warkii oo dhan »
Farmaajo "Dagaalka argagaxisadu malahan muxaafidnimo iyo mucaaradnimo ee waa waajib qaran iyo masuuliyad taariikhi ah"

Farmaajo "Dagaalka argagaxisadu malahan muxaafidnimo iyo mucaaradnimo ee waa waajib qaran iyo masuuliyad taariikhi ah"

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray si qota dheer uga ...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo digniin kasoo saaray weeraro argigixiso oo ay Muqdisho ka abaabulayaan Alshabaab

Maraykanka oo digniin kasoo saaray weeraro argigixiso oo ay Muqdisho ka abaabulayaan Alshabaab

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo ka digtay khataro amni oo ku saabsan weer...

Warkii oo dhan »
Puntland oo Garowe ku xirtay saddex qof oo loo haystay inay taageerayeen kooxda Daacish

Puntland oo Garowe ku xirtay saddex qof oo loo haystay inay taageerayeen kooxda Daacish

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen saddex nin oo lagu eedeeyay inay taageerayeen ko...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Dowladdiisu marnaba raali ka ahayn barakicinta Shacabka Gaza

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Dowladdiisu marnaba raali ka ahayn barakicinta Shacabka Gaza

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ku nuux-nuux saday in Dowladda Soomaaliya ay si cad u dii...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye oo ka Wadahadlay Adkaynta Difaaca Somaliland

Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye oo ka Wadahadlay Adkaynta Difaaca Somaliland

MAR 05, 2025

 Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland iyo hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye ayaa ka wadahadlay xoojinta difaaca Somaliland iyo ad...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta la wareegay deegaanka Ceelbaraf

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta la wareegay deegaanka Ceelbaraf

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa maanta dib ula wareegay gacan ku heynt...

Warkii oo dhan »