Wararka Maanta

Doorashada kursi ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka oo maanta lagu qabtay Dhuusamareeb

Doorashada kursi ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka oo maanta lagu qabtay Dhuusamareeb

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug lagu qabtay doorashada kursiga tirsigiisu y...

Warkii oo dhan »
Xubno katirsanaa Daacish oo isku dhiibay maamulka Puntland, iyagoo ka faaidaystay cafiskii loo fiidiyay

Xubno katirsanaa Daacish oo isku dhiibay maamulka Puntland, iyagoo ka faaidaystay cafiskii loo fiidiyay

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Puntland ayaa soo dhoweeysay dad lasoo xiriiray oo ka tirsanaa Daacish, kuwaas ka faa’iideystay cafiska uu u f...

Warkii oo dhan »
Puntland: Shacabka Koonfurta dalka ma helin dowlad si mabda’ leh ula dagaalanta argigixisada

Puntland: Shacabka Koonfurta dalka ma helin dowlad si mabda’ leh ula dagaalanta argigixisada

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Puntland, Maxamed Cabdiwahaab ayaa sheegay in Soomaaliya aysan lahay...

Warkii oo dhan »
Wabiga Daawo ee mara duleedka Degmada Beled Xaawo oo guray, iyadoo sameeyn dhinaca nolosha ay ka dhalatay

Wabiga Daawo ee mara duleedka Degmada Beled Xaawo oo guray, iyadoo sameeyn dhinaca nolosha ay ka dhalatay

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wabiga Daawo ee mara duleedka degmadaas...

Warkii oo dhan »
Kulan looga soo horjeeday xaalada siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed oo ka dhacay Muqdisho

Kulan looga soo horjeeday xaalada siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed oo ka dhacay Muqdisho

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Qaar Kamid Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doorto deegaanada maamulka Koonfur Galbeed iyo Madasha Maanshii...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasim...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammanka oo cusboonaysiiyay tallaabooyinka cunaqabaynta hubka iyo dhoofinta dhuxusha ee Alshabaab

Golaha Ammanka oo cusboonaysiiyay tallaabooyinka cunaqabaynta hubka iyo dhoofinta dhuxusha ee Alshabaab

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib u cusboonaysiiyay tallaabooyinkooda ku aaddan ka-hortagga dhoofint...

Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo dalbatay in si wadajir looga hortago xiriirka Al shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen

Dowladda Mareykanka oo dalbatay in si wadajir looga hortago xiriirka Al shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen

MAR 04, 2025

 Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii sheegtay in uu ka walaacsan yahay xiriirka sii kordhaya ee u dhaxeeya Kooxda ...

Warkii oo dhan »
Hindise sharciyeedka Daawada oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka

Hindise sharciyeedka Daawada oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta hor geeysay xildhibaanada Golaha Shacabka hindise sharciyeedka Daaw...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo shaacisay iney wali gacanta ku heyso deegaanka Ceel Cali Axmed

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay iney wali gacanta ku heyso deegaanka Ceel Cali Axmed

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay wali ga...

Warkii oo dhan »