Wararka Maanta

Xukuumadda Somaliland oo qaramaysay dufcad kale oo ka tirsan ciidamada SSB

Xukuumadda Somaliland oo qaramaysay dufcad kale oo ka tirsan ciidamada SSB

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa si buuxda u qaramaysay laba dufcadood oo ka tirsan ciidamada beeleedka SSB iyo dufcad ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo maanta dabaal deg iyo dhoolatus weyn ku qabsatay magaalada Baydhabo

Dowladda Itoobiya oo maanta dabaal deg iyo dhoolatus weyn ku qabsatay magaalada Baydhabo

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta Itoobiya ku xustay san...

Warkii oo dhan »
ONLF oo Dowladda Itoobiya ku eedaysay inay ka baxday heshiiskii ay la gashay 2018

ONLF oo Dowladda Itoobiya ku eedaysay inay ka baxday heshiiskii ay la gashay 2018

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (ONLF) ayaa ku dhawaaqday in dowladda Itoobiya ay si buuxda uga baxday hes...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Shuute oo sheegay in Askar kasoo carartay furimaha dagaalka lagu xiray magaalada Muqdisho

Guddoomiye Shuute oo sheegay in Askar kasoo carartay furimaha dagaalka lagu xiray magaalada Muqdisho

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Col. Xasan Cali Nuur Shuute ayaa uga digay...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Itoobiya: Itoobiya wakhti yar baa ka xiga inay kamid noqoto dalalka ku xeeran Badda Cas

Taliyaha Ciidamada Itoobiya: Itoobiya wakhti yar baa ka xiga inay kamid noqoto dalalka ku xeeran Badda Cas

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidamada Itoobiya, Janaraal Birhanu Jula, ayaa sheegay in wakhti yar kaliya ay ka harsan tahay in Itoob...

Warkii oo dhan »
Yuusuf Dabageed "Dagaal kasta waxuu ku dhamaadaa wadahadal, balse kan Al-shabaab waxuu ku dhamaanaya xabbad"

Yuusuf Dabageed "Dagaal kasta waxuu ku dhamaadaa wadahadal, balse kan Al-shabaab waxuu ku dhamaanaya xabbad"

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ciidanka Macawiisleyda beesha Xawaa...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay inay heshay xog muujinaysa goolaha lagu daaweeyo xubnaha kooxda Daacish

Puntland oo sheegtay inay heshay xog muujinaysa goolaha lagu daaweeyo xubnaha kooxda Daacish

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Maamul-gobolleedka Puntland ayaa sheegay inay heleen xog muujinaysa in xubno ka tirsan kooxda Daacish lagu daweyn...

Warkii oo dhan »
Golaha amaanka QM oo maanta u codeenaya cusbooneysiinta cunaqabateenta saaran Al shabaab

Golaha amaanka QM oo maanta u codeenaya cusbooneysiinta cunaqabateenta saaran Al shabaab

MAR 03, 2025

 Isniin, Maarso 3, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta oo Isniin ah (waqtiga New York) u codeyn doona ...

Warkii oo dhan »
Raysal Wasaare Xamse oo guddoomiyay shir looga hadlaayay amniga magaalada Muqdisho

Raysal Wasaare Xamse oo guddoomiyay shir looga hadlaayay amniga magaalada Muqdisho

MAR 02, 2025

 Axad, Maarso 2, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlay...

Warkii oo dhan »
In ka badan 40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay duqeymo culus oo ka dhacay Biyo Cadde

In ka badan 40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay duqeymo culus oo ka dhacay Biyo Cadde

MAR 02, 2025

 Axad, Maarso 2, 2025 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa saaxiibada Caalamka ayaa duqeymo culus oo lagu dilay ho...

Warkii oo dhan »