Wararka Maanta

Kenya oo soo bandhigtay ciidamada uga qeyb galaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya

Kenya oo soo bandhigtay ciidamada uga qeyb galaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya

MAR 01, 2025

 Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa waxay soo bandhigtay qaar kamid ah ciidamada uga qeyb galaya Howlgalka Taageerada iyo Xasilint...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin ay soo diyaareen Senatorada Aqalka sare

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin ay soo diyaareen Senatorada Aqalka sare

MAR 01, 2025

 Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soom...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo haatan ka socda deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Dagaal culus oo haatan ka socda deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe

MAR 01, 2025

 Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in  deegaanka Biyo cadde oo ka tirsan gobolk...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Trump oo fududeeyay qawaaniinta weerarrada ka dhanka ah kooxaha argigixisada

Madaxweyne Trump oo fududeeyay qawaaniinta weerarrada ka dhanka ah kooxaha argigixisada

MAR 01, 2025

Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa dib u eegis ku sameeyay xayiraadaha saaran taliyeyaasha Mareykanka si ay...

Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in amaanka Soomaaliya uu si toos u sameenayo xasiloonida Dalkaasi

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in amaanka Soomaaliya uu si toos u sameenayo xasiloonida Dalkaasi

MAR 01, 2025

Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Nebiat Getachew, ayaa sheegay in booqashada Ra’iisul Wasaare Abiy Axm...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jubbaland oo si faahfaahsan uga hadlay waxyaabahii keenay khilaafka kala dhaxeeya dowladda Fedaraalka

Madaxweynaha Jubbaland oo si faahfaahsan uga hadlay waxyaabahii keenay khilaafka kala dhaxeeya dowladda Fedaraalka

MAR 01, 2025

 Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay si qoto dheer uga had...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Axmed Madoobe: Guddiga Doorashada Soomaaliya waxaa Laga sameeyay Bakaaraha

Madaxweyne Axmed Madoobe: Guddiga Doorashada Soomaaliya waxaa Laga sameeyay Bakaaraha

MAR 01, 2025

 Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in uusan wax kalsooni ah ku qabin guddi...

Warkii oo dhan »
Gudoomiye Shuute "Cabdi Wabiir kiiskiisa baaritaan ayaan ku wadnaa"

Gudoomiye Shuute "Cabdi Wabiir kiiskiisa baaritaan ayaan ku wadnaa"

MAR 01, 2025

 Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Col. Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Degmada Al...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Bisha Ramadaan laga arkay meelo badan oo kamid ah Dalka

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Bisha Ramadaan laga arkay meelo badan oo kamid ah Dalka

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo islaamka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegay in ummadda Soomaaliyeed uu u...

Warkii oo dhan »
Wasiir Cali Balcad oo sheegay in Dowladda Koonfur Afrika ay ahayd cidii diiday Visa ha uu dalbaday Ra'iisul Wasaare hore Rooble

Wasiir Cali Balcad oo sheegay in Dowladda Koonfur Afrika ay ahayd cidii diiday Visa ha uu dalbaday Ra'iisul Wasaare hore Rooble

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cali Maxamed Cumar Cali Balcad ayaa beeniyay in iyagu aysan ahayn m...

Warkii oo dhan »