Wararka Maanta
Puntland oo sheegtay inay waddo howlgallo ka dhan ah firxadka ururka Daacish
Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay qaadday tallaabo lagula dagaalamayo firxadka kooxda Daacish ee ku dhuumalaysanays...
Warkii oo dhan »Raysal wasaaraha dalka Itoobiya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo goordhaw soo gaaray Muqdisho
Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow si weyn loogu ...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay gudaha Balcad
Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ku qaaday d...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo kusoo wajahan saacadaha soo socda magaalada Muqdisho
Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa kusoo wajahan maanta oo Khaamiis ah magaalada...
Warkii oo dhan »Kooxda Al shabaab oo weerar ku qaaday Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo saakay ay ku qaadeen Dagaalamaayaas...
Warkii oo dhan »Lataliyaha amniga Qaranka oo sheegay tirada ciidamada ka qeyb qaadan doonta howlgalka AUSSOM
Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalim ayaa waxaa uu sheegay in ay Dowladda Federaa...
Warkii oo dhan »Burundi oo bilowday in ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya 18 Sano kadib
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Burundi ayaa si rasmi ah u billowday in ciidamadeeda ay kala baxdo Soomaaliya, taasoo soo afjartay 18-sano oo ...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo galabta ka socda deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu haatan ...
Warkii oo dhan »NISA oo shaacisay iney burburisay gaadiid Al-shabaab kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa goordhaw shaaciyay in duqeyn lagu burbu...
Warkii oo dhan »Ciidamada Puntland oo dagaal la'aan kula wareegay tuulada Dhasan oo ah meelihii ugu dambeeya ee Daacish
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa ku guulaystay inay gudaha ugu galaan tuulada Dhasaan ee gobolka Bari, iyagoo aa...
Warkii oo dhan »