Wararka Maanta

Wadamada islaamka oo maanta baadi goobaya bilashada Bisha Ramadaan

Wadamada islaamka oo maanta baadi goobaya bilashada Bisha Ramadaan

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Maxkamadda sare ee Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ugu baaqday dhammaan wadamada islaamka inay maanta oo Jumca a...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay: 1,400 Qof ayaa Soomaaliya ugu geeriyooday Qaraxyo Sannadkii Hore

Qaramada Midoobay: 1,400 Qof ayaa Soomaaliya ugu geeriyooday Qaraxyo Sannadkii Hore

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miinooyinka (UNMAS) ayaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday qalabka looga...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed oo sheegtay in loo baahan yahay in la qabto Doorasho loo dhan yahay

Koonfur Galbeed oo sheegtay in loo baahan yahay in la qabto Doorasho loo dhan yahay

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Fiqi ayaa sheegay in loo baahan ya...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Deni: Daasaan waxay ahayd saldhigga ay Daacish ka abaabuli jirtay weerarada ay ka fuliso caalamka

Madaxweyne Deni: Daasaan waxay ahayd saldhigga ay Daacish ka abaabuli jirtay weerarada ay ka fuliso caalamka

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in xog ay heleen dowlad shisheeye ay daaha ka rogt...

Warkii oo dhan »
Cali Balcad " Itoobiya waxay heli doontaa kaliya Dekad ay ganacsiyadeedi kala soo degto sida Jabuuti iyo Uganda"

Cali Balcad " Itoobiya waxay heli doontaa kaliya Dekad ay ganacsiyadeedi kala soo degto sida Jabuuti iyo Uganda"

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha wasaarada arimaha Dibada Soomaaliya Cali Balcad oo Tvga Universal la hadlay ayaa sheegay in aan...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda oo Al shabaab kala wareegay magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug

Ciidamada Dowladda oo Al shabaab kala wareegay magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug

FEB 28, 2025

 Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya in Ciidamada Darawiishta Galmudug, xooga dalka ...

Warkii oo dhan »
Al shabaab oo weerar gaadma ah ku dilay Saraakiil ka tirsan Koonfur Galbeed

Al shabaab oo weerar gaadma ah ku dilay Saraakiil ka tirsan Koonfur Galbeed

FEB 27, 2025

 Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay we...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo maanta magaalada Baku ku kala saxiixday heshiis is afgarad oo muhiim ah

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo maanta magaalada Baku ku kala saxiixday heshiis is afgarad oo muhiim ah

FEB 27, 2025

 Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo safar sha...

Warkii oo dhan »
Abiy Axmed oo soo gabageebayay Booqashadiisa Muqdisho+War murtiyeed laga soo saaray kulankii uu la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh

Abiy Axmed oo soo gabageebayay Booqashadiisa Muqdisho+War murtiyeed laga soo saaray kulankii uu la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh

FEB 27, 2025

 Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo maanta Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ayaa soo gabagabee...

Warkii oo dhan »
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Beeniyay in ay Dhaqaale ka Heleen Dowladda Soomaaliya

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Beeniyay in ay Dhaqaale ka Heleen Dowladda Soomaaliya

FEB 27, 2025

 Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu baahiyay baraha bulshad...

Warkii oo dhan »