Wararka Maanta
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo shaaciyay inay qabteen Mooshin ay soo gudbiyeen Xildhibaanada ka tirsan Golaha Shacabka
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadam Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta waxa uu k...
Warkii oo dhan »Puntland oo faahfaahin ka bixisay duqeyn lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Daacish
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Taliska howlgalada ciribtirka kooxda Daacish ee maamulka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqey...
Warkii oo dhan »Dagaal Xoogan oo ka socda Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal xoog leh uu saakay ka socda gudaha iy...
Warkii oo dhan »Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo ka qeyb qaatay dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa shaaca looga qaaday in Dowladda Federaalk...
Warkii oo dhan »Qaybo ka mid ah dadweynaha Ceerigaabo oo ka hor yimid qaramaynta ciidamada madaniga ah
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Qaybo ka mid ah dadweynaha magaalada Ceerigaabo ayaa diiday in la qarameeyo ciidamada madaniga ah ee SSB iyo G...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo ku baaqay in la cusboonaysiiyo dagaalka ay kula jiraan Somaliland
Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa ku baaqay in la xoojiyo halganka uu maamulkii...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inkabadan 70 Al shabaab in lagu dilay Shabeellaha Dhexe
Talaado, February 25, 2025 (HOL) - War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay khasaaraha ka dhashay daga...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo amaanay guulihii ay ciidamada Dowladda ka gaareen Dagaaladii ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku amaanay ciidanka Qaranka iyo kuwa macaw...
Warkii oo dhan »NISA oo shaacisay in 48 xubnood Al-shabaab looga dilay howlgalo maanta laga fuliyay gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiya...
Warkii oo dhan »Puntland oo taageeraysa macawisley iska abaabulay deegaannadii laga saaray Daacish
Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa taageero siinaya macawisleyda iska abaabulay deegaannadii laga saaray kooxda Daacish e...
Warkii oo dhan »