Wararka Maanta

Dowladaha Soomaaliya iyo Libya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi muhiim ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Libya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi muhiim ah

FEB 25, 2025

 Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Madaxa Xukuumadda Midnimada Qaran, Cabdul Xamiid Dabaiba, iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo shixnad gargaar ah u dirtay deegaanada Ceel Cali Axmed iyo Alkowsar

Dowladda Fedaraalka oo shixnad gargaar ah u dirtay deegaanada Ceel Cali Axmed iyo Alkowsar

FEB 25, 2025

 Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Xalay magaalada Muqdisho ka dirtay ilaa...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo aroornimadii hore ee Saakay ka dhacay gobolka Hiiraan

Dagaal culus oo aroornimadii hore ee Saakay ka dhacay gobolka Hiiraan

FEB 25, 2025

 Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal culus oo aroorninadii hore ee saakay ku dhexmaray nawaaxiga deegaan...

Warkii oo dhan »
Malaayiin qof oo Soomaaliya ku nool oo wajahaya cunto yari ba'an

Malaayiin qof oo Soomaaliya ku nool oo wajahaya cunto yari ba'an

FEB 25, 2025

 Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Ku dhawaad 3.4 milyan oo qof oo Soomaalia ku nool ayaa la sheegay inay la daalaa dhacayaan heerar sare oo cun...

Warkii oo dhan »
Burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay Dooni Kalluumaysi oo laga lahaa dalka Yemen

Burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay Dooni Kalluumaysi oo laga lahaa dalka Yemen

FEB 25, 2025

 Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa la sheegay in ay sii daayeen dooni kaluumeysi oo laga leeyahay dalka Yeme...

Warkii oo dhan »
Turkiga: Amniga Soomaaliya waa la xallin karaa haddii la helo taageero caalami ah oo joogto ah

Turkiga: Amniga Soomaaliya waa la xallin karaa haddii la helo taageero caalami ah oo joogto ah

FEB 24, 2025

 Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa bogaadiyay heshiiska nabadeed ee u dhexeeya dowladaha...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo gogol nabadeed dhigtay Ceerigaabo iyo ciidamada madaniga ah oo la qaramaynayo

Somaliland oo gogol nabadeed dhigtay Ceerigaabo iyo ciidamada madaniga ah oo la qaramaynayo

FEB 24, 2025

 Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa wafdi sare u dirtay magaalada Ceerigaabo si ay gogol nabadeed u dhigaan isla markaa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Faderaalka oo shaacisay in Puntlnad iyo Jabbaland ka qaban doonto doorasho Qof iyo cod ah

Dowladda Faderaalka oo shaacisay in Puntlnad iyo Jabbaland ka qaban doonto doorasho Qof iyo cod ah

FEB 24, 2025

 Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo bixiyay wareysi d...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

FEB 24, 2025

 Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab barqanimadii maanta ay ku qaadeen...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Gaashandhiga oo sheegtay in Ciidanka Dowladda ay u gurmadeen Macawiisleeydi ka dagaalantay Degaanka Ceel Cali Axmed

Wasaaradda Gaashandhiga oo sheegtay in Ciidanka Dowladda ay u gurmadeen Macawiisleeydi ka dagaalantay Degaanka Ceel Cali Axmed

FEB 24, 2025

 Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in Taliyaha Ciidanka Xooga dalka S...

Warkii oo dhan »