Wararka Maanta
Maxkamadda Ciidamada Somaliland oo Xukun Dil ah ku Ridaysay Nin Dhawaan Askari ku Dilay Gabiley
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Somaliland ayaa saaka xukun dil ah ku riday Saalax Isaaq, ka dib markii...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh “Dalkeenna waxaa laga hirgelinayaa xarunta horumarinta dhaqaalaha Buluugga ah ee IGAD"
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in Urur goboleedka IGAD ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo duqayn ku dilay saddex xubnood oo katirsan kooxda Daacish
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Saddex dagaalame oo katirsan ISIS ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo si wadajir ah u fuliyeen Dowladda Federaa...
Warkii oo dhan »Talyaaniga oo la wareegay howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaaliya
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Midowga Yurub ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Talyaaniga ay la wareegtay hogaanka howlgalka ciidamada badda ee...
Warkii oo dhan »Rooble " Waxaan horey uga diidnay Farmaajo cid laga aqbalayo majirto ee waa in la qabtaa Doorasho loo dhan yahay"
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseeen Rooble oo kusugan dalka Koonfur Afrika ayaa soo hadal qaa...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaare hore Rooble oo sheegay inuu madaxda dalka kula xisaabtami doono caqabadii uu kala kulmay Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la hadlaayay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koon...
Warkii oo dhan »Puntland: Xasan Sheikh waxba taageero ah ugama baahin. Waxaa laga rabaa inuu meel ku sheego dalkii loo doortay
Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa), ayaa sheegay in aysan wax taageero ah uga baahna...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin oo dhaliilay khudbadii uu maanta madaxweynaha ka hor jeediyay Golaha Shacabka
Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa si weyn u dhaleeceeyay khubbadii Mad...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo guulo horleh ka sheegatay dagaalkii deegaanka Ceel Cali Axmed
Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa dagaaladii culsaa ee ka dhacay deegaanka Ceel Ca...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya
Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aa...
Warkii oo dhan »