Wararka Maanta

Howlgal ka dhacay gobolka Mudug oo lagu dilay horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Howlgal ka dhacay gobolka Mudug oo lagu dilay horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaan ku qa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in madaxweynaha Puntland uu diidan yahay in dowladda ka caawiso dagaalka Daacish

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in madaxweynaha Puntland uu diidan yahay in dowladda ka caawiso dagaalka Daacish

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxwey...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo Sacuudiga kala xaajooneysa in Soomaalida ku xiran loogu soo wareejiyo Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo Sacuudiga kala xaajooneysa in Soomaalida ku xiran loogu soo wareejiyo Soomaaliya

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimaha ...

Warkii oo dhan »
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo kala hadlay Madaxweynaha Koonfur Galbeed in la qabto doorasho loo wada dhan yahay

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo kala hadlay Madaxweynaha Koonfur Galbeed in la qabto doorasho loo wada dhan yahay

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Ambassador Richard H. Riley safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa kala hadlay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Ga...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi oo beeniyay in Ra'iisul wasaarihii hore Soomaaliya loo diiday warqada habraaca Basaaboorka Diplomaasiga ee uu ku safri lahaa

Wasiir Fiqi oo beeniyay in Ra'iisul wasaarihii hore Soomaaliya loo diiday warqada habraaca Basaaboorka Diplomaasiga ee uu ku safri lahaa

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin wax diidma ah oo lagu samee...

Warkii oo dhan »
Jubaland oo gogol nabadeed kala dhex dhigtay 3 beel oo ku dagaalantay Degmada Luuq

Jubaland oo gogol nabadeed kala dhex dhigtay 3 beel oo ku dagaalantay Degmada Luuq

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowladda Ju...

Warkii oo dhan »
Rooble oo gaaray Koonfur Afrika, Xili loo diiday qaadashada Baasaboorka Diplomaasiga

Rooble oo gaaray Koonfur Afrika, Xili loo diiday qaadashada Baasaboorka Diplomaasiga

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Warar aan helnay ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay u diiday Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxa...

Warkii oo dhan »
Puntland oo shaacisay inay ururka Daacish ka xoraysay degaanada Dhaqas, Qurac, iyo Damdamle ee gobolka Bari

Puntland oo shaacisay inay ururka Daacish ka xoraysay degaanada Dhaqas, Qurac, iyo Damdamle ee gobolka Bari

FEB 20, 2025

Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Ciidanka La-dagaalanka Argagixisada Puntland ayaa la wareegay deegaannada Dhaqas, Qurac, iyo Damdamle, kuwaas oo ka...

Warkii oo dhan »
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo galabta la wareegay deegaanka Ceelbaraf

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo galabta la wareegay deegaanka Ceelbaraf

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay la wareegtay deegaan...

Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay inaan lagula xisaabtami karin Nadaafad darida Caasimadda

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay inaan lagula xisaabtami karin Nadaafad darida Caasimadda

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in uu doonayo in s...

Warkii oo dhan »