Wararka Maanta

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo galabta la wareegay deegaanka Ceelbaraf

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo galabta la wareegay deegaanka Ceelbaraf

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay la wareegtay deegaan...

Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay inaan lagula xisaabtami karin Nadaafad darida Caasimadda

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay inaan lagula xisaabtami karin Nadaafad darida Caasimadda

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in uu doonayo in s...

Warkii oo dhan »
Taliyayaasha Ciidamada Milateriga Somaliland iyo Imaaraatka oo ka wada hadlay iskaashi dhanka milateriga ah

Taliyayaasha Ciidamada Milateriga Somaliland iyo Imaaraatka oo ka wada hadlay iskaashi dhanka milateriga ah

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Taliyaha Milateriga Somaliland, Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan, iyo Taliyaha Ciidamada Imaaraatka Carab...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 130 Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Shabeellada Dhexe

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 130 Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Shabeellada Dhexe

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay ku guu...

Warkii oo dhan »
Magaalada Hargeysa oo laga joojiyay cawaysyada iyo bandhig-faneedyada

Magaalada Hargeysa oo laga joojiyay cawaysyada iyo bandhig-faneedyada

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa gabi ahaanba mamnuucay in magaalada Hargeysa iyo degmooyinka...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo noqoneysa hogaanka Madasha iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

Soomaaliya oo noqoneysa hogaanka Madasha iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Shirkii madasha Iskaashiga ee dalalka Geeska Afrika oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday dalka Itoobiya ayaa ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Deni oo amar kusoo saaray in la joojiyo ajaanibta sharci la'aanta kusoo galaysa Puntland

Madaxweyne Deni oo amar kusoo saaray in la joojiyo ajaanibta sharci la'aanta kusoo galaysa Puntland

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar kusoo saaray in la joojiyo ajaaniibta shar...

Warkii oo dhan »
NISA oo soo bandhigtay Sawirka iyo macluumaadka Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo ay ku raad joogto

NISA oo soo bandhigtay Sawirka iyo macluumaadka Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo ay ku raad joogto

FEB 20, 2025

Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa baahiyay sawirka iyo macluumaadka Horj...

Warkii oo dhan »
Al shabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhigyo ciidamo Dowladda ku leeyihiin Duleedka Adan Yabaal

Al shabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhigyo ciidamo Dowladda ku leeyihiin Duleedka Adan Yabaal

FEB 20, 2025

 Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay aroortii ay wee...

Warkii oo dhan »
Axmed Madoobe: Dowladda Federaalku waxay isku beddeshay shirkad Xamar kaliya ka shaqeysa

Axmed Madoobe: Dowladda Federaalku waxay isku beddeshay shirkad Xamar kaliya ka shaqeysa

FEB 19, 2025

 Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si adag u dhaliilay Hoggaanka Dowla...

Warkii oo dhan »