Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay weerar khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay Ceelbuur
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal Xalay ciidamada deegaanka ku be...
Warkii oo dhan »Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland oo lagu dilay Hargeysa
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Askari ka tirsan Saldhigga Booliiska Xaafadda Maxamed Mooge ee Hargeysa ayaa middi ku dilay taliyihii saldhig...
Warkii oo dhan »Maamulka Koonfur Galbeed oo heshiis la saxiixday Shirkad laga leeyahay Kuwait oo dhiseysa Dekadda Baraawe
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday shirkadda Kuwaiti ee “Arabic Holding” si...
Warkii oo dhan »Puntland oo qabatay dadkii Daacish u qaabilsanaa lacag-ururinta iyo Qaraxyada
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Taliyaha ciidanka booliiska gobolka Bari, Gaashaanle Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa sheegay in Puntland ay ga...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaano badan
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo c...
Warkii oo dhan »Wada hadalo farsamo oo Soomaaliya iyo Itoobiya uga socda magaalada Ankara ee dalka Turkiga
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiin ka socda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Turkiga ku leh wadahadallo farsamo si loo dhaqan geliyo ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar qorsheysan ka geystay gudaha degmada Ceelbuur
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysna oo ciidamo ka tirsan kuwa difaaca deegaanka ee loo yaqaano...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo wacad ku maray in Soomaaliya ay ku adkaan doonto dagaalka kooxaha Shabaab iyo Daacish
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wacad ku maray inuu ka adkaan doono kooxaha argagixisada c...
Warkii oo dhan »Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo dib u cusbooneysiinaya xayiraada saaran Al shabaab
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in ay dib u cusboonaysiiyaan cunaqabateynta saaran Al-Sh...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in reer Muqdisho u diyaar garoobaan Canshuuro balaaran oo Dowladda ay qaadi doonto
Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka reer Muqdisho in todobaadyada soo socd...
Warkii oo dhan »