Wararka Maanta

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

FEB 17, 2025

 Isniin, February 17, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Ju...

Warkii oo dhan »
Kenya oo ka hadashay safarkii uu dhawaan ku tagay dalkeeda madaxweynaha maamulka Jubbaland

Kenya oo ka hadashay safarkii uu dhawaan ku tagay dalkeeda madaxweynaha maamulka Jubbaland

FEB 17, 2025

 Isniin, February 17, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa markii ugu horay ka hadashay safarkii uu dhawaan ku tagay dalkeeda madaxweyna maamulka Jub...

Warkii oo dhan »
Mucaaradka oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh oo diyaariyay 10,000 askari oo lagu aamusinayo Mucaaradka

Mucaaradka oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh oo diyaariyay 10,000 askari oo lagu aamusinayo Mucaaradka

FEB 17, 2025

 Isniin, February 17, 2025 (HOL) - Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan oo ka mid ah Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Dowladda, ayaa shaaca ka qaaday...

Warkii oo dhan »
Faahfaahin ku saabsan duqayn uu Maraykanku ka geystay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Faahfaahin ku saabsan duqayn uu Maraykanku ka geystay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

FEB 17, 2025

 Isniin, February 17, 2025 (HOL) - Hawlgal militari oo iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Cirka ee Mareykanka (US AFRICO...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo Guddiga Farsamo ee wada hadalada kala dhaxeeya Itoobiya u dirtay Turkiga

Dowladda Soomaaliya oo Guddiga Farsamo ee wada hadalada kala dhaxeeya Itoobiya u dirtay Turkiga

FEB 17, 2025

 Isniin, February 17, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in wafdiga Dowladda Soomaaliya uga qeyb ga...

Warkii oo dhan »
Sirdoonka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay 4 Caruur oo horey ay u qafaasheen Al shabaab

Sirdoonka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay 4 Caruur oo horey ay u qafaasheen Al shabaab

FEB 17, 2025

 Isniin, February 17, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Saraakiisha Hay'adda nabad galyada iyo sirdoonka Koonf...

Warkii oo dhan »
Fannaanad loo diiday inay bandhig faneed ku qabato Muqdisho oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

Fannaanad loo diiday inay bandhig faneed ku qabato Muqdisho oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

FEB 16, 2025

 Axad, February 16, 2025 (HOL) - Hobolada Haboon Nuura, oo ka mid ah kooxda Dayax Band ee ka dhisan magaalada Hargeysa, ayaa si weyn loogu soo dh...

Warkii oo dhan »
War-murtiyeed laga soo saaray shir labo maalmood ka socday xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee Magaaladda Muqdisho

War-murtiyeed laga soo saaray shir labo maalmood ka socday xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee Magaaladda Muqdisho

FEB 16, 2025

 Axad, February 16, 2025 (HOL) - War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Shirkaan labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Xarunta Xisbiga Himilo...

Warkii oo dhan »
Wasiir Al-Cadaala "Shacabka Soomaaliyeed waxay bilaabeen inay ku tartamaan dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo Daacish"

Wasiir Al-Cadaala "Shacabka Soomaaliyeed waxay bilaabeen inay ku tartamaan dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo Daacish"

FEB 16, 2025

 Axad, February 16, 2025 (HOL) - Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yusuf Al-Cadaala ayaa shaa...

Warkii oo dhan »
Joojinta gargaarka Mareykanka ee USAID oo halis gelinaya barnaamijyada la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya

Joojinta gargaarka Mareykanka ee USAID oo halis gelinaya barnaamijyada la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya

FEB 16, 2025

 Axad, February 16, 2025 (HOL) - Wargeyska Washington Post ayaa daaha ka qaaday maanta isagoo soo xiganaya mas’uuliyiin Mareykan ah, in barnaam...

Warkii oo dhan »