Wararka Maanta

Xil. Cabdirashiid Xidig “ Hadii Baarlamaanka la furi waayo qeyb kale ayaan fureynaa”

Xil. Cabdirashiid Xidig “ Hadii Baarlamaanka la furi waayo qeyb kale ayaan fureynaa”

FEB 15, 2025

 Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Xidhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah mudanayasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta sheegay in ay filay...

Warkii oo dhan »
Shabakaddii Daacish ee Telegram-ka ku faafin jirtay wararka kooxda oo hawada laga saaray

Shabakaddii Daacish ee Telegram-ka ku faafin jirtay wararka kooxda oo hawada laga saaray

FEB 15, 2025

 Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Shirkadda Telegram ayaa hawada ka saartay bartii lagu magacaabi jiray Iclaam, oo kooxda Daacish ku lahayd barte...

Warkii oo dhan »
Hay'adda USAID oo lagu eedeeyay inay dhaqaale siiso kooxda Daacish

Hay'adda USAID oo lagu eedeeyay inay dhaqaale siiso kooxda Daacish

FEB 15, 2025

 Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Scott Perry oo ah xildhibaan katirsan xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka ayaa ku eedeeyay hay’adda USAID ...

Warkii oo dhan »
Warshadii Qaraxyada iyo biraha Gaagiidka ee kooxda Daacish oo duqeyn lagu burburiyay

Warshadii Qaraxyada iyo biraha Gaagiidka ee kooxda Daacish oo duqeyn lagu burburiyay

FEB 15, 2025

 Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Taliska hawlgalka ciribbtirka kooxda Daacish ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Xalay duqeymo culus oo dhanka...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Koonfur Galbeed oo taageertay xukunadii dil toogashada ee ka dhacay Baydhabo

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Koonfur Galbeed oo taageertay xukunadii dil toogashada ee ka dhacay Baydhabo

FEB 15, 2025

Sabti, February 15, 2025 (HOL) - War saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si weyn wax...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Jubbaland oo soo xiray kuxigeenka Maxkamadda Al shabaab ee degaan hoostaga Degmada Dhoobleey ee Jubbada Hoose

Ciidamada Jubbaland oo soo xiray kuxigeenka Maxkamadda Al shabaab ee degaan hoostaga Degmada Dhoobleey ee Jubbada Hoose

FEB 15, 2025

 Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Jubalanad ayaa sheegaya in Hawlgal qorshaysan oo ay Ciidanka Jubaland ka fuliyeen...

Warkii oo dhan »
Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Masuul hore oo waday boonooyin Al-shabaab leedahay

Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Masuul hore oo waday boonooyin Al-shabaab leedahay

FEB 14, 2025

 Jimco, February 14, 2025 (HOL) - Ciidanka difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ayaa gacanta ku dhigay guddoomiyihii hore ee deegaanka...

Warkii oo dhan »
Maxkamad kutaal Sweden oo xukun ku ridday nin lagu eedeeyay ku biirista Daacish

Maxkamad kutaal Sweden oo xukun ku ridday nin lagu eedeeyay ku biirista Daacish

FEB 14, 2025

 Jimco, February 14, 2025 (HOL) - Maxkamad ku taalla Sweden ayaa maanta oo Jimce ah xukun saddex sano iyo saddex bilood ah ku riday nin 22 jir ah...

Warkii oo dhan »
Gabadh abaalmarin caalami ah ku heshay taageero ay u fidisay bahda caafimaadka Somaliland

Gabadh abaalmarin caalami ah ku heshay taageero ay u fidisay bahda caafimaadka Somaliland

FEB 14, 2025

 Jimco, February 14, 2025 (HOL) - Ayaan Xasan, oo ah kalkaaliso caafimaad ah oo wax ku baratay dalka Sweden, ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta D...

Warkii oo dhan »
Ciidamo cusub oo loo diyaariyay dagaalka Al-shabaab oo lagu soo bandhigay Baledweyne

Ciidamo cusub oo loo diyaariyay dagaalka Al-shabaab oo lagu soo bandhigay Baledweyne

FEB 14, 2025

 Jimco, February 14, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa dhiiragalin ugu tagay boqolaal ka mid ah ciidan...

Warkii oo dhan »