Wararka Maanta
Maxkamadda Degmada Waaberi oo xukuntay lamaane iska duubay muqaalo anshax xumo ah
Khamiis, February 13, 2025 (HOL) - Maxkamadda Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay nin iyo xaaskiisa oo lagu...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo Soomaaliya iyo Rwanda kaga guuleysatay xubinnimada Golaha fulinta Midowga Afrika
Khamiis, February 13, 2025 (HOL) - Itoobiya ayaa Arbacadii loo doortay xubin ka tirsan Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) int...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Brandon Gill oo taageerayaashiisa ku cadaadinaya inay saxiixaan in Ilhaan Cumar loo tarxiilo Soomaaliya
Khamiis, February 13, 2025 (HOL) - Xildhibaan Brandon Gill oo ah mudane ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee laga soo doorto Gobolka Texas ayaa wada ...
Warkii oo dhan »Daacish oo sare u qaadday isticmaalka diyaaradaha qaraxyadu ku xiran ee ay ku beegsanayso ciidamada Puntland
Khamiis, February 13, 2025 (HOL) - Kooxda Daacish ee ka howlgasha Puntland ayaa sare u qaaday weeraradooda iyaga oo adeegsanaya diyaarado aan du...
Warkii oo dhan »Wasiir Cali Balcad oo shir gudoomiyay Guddiga kala saaridda musharixiinta kuraasta ka banaan Midowga Africa
Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Waxaa Magaalada Addis Ababa ka qabsoomay Shirkii Guddiga heer Wasiir ee dib u habaynta musharixiinta ka dhaxee...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Somaliland oo ruqsadii kala laabatay muuqbaahiyaha Universal TV
Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa ruqsadii kala laabatay muuqbaahiyaha Universal TV, kadib markii lagu eedeeyay inuu ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah
Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baku ee dalka Azerbaija...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Imaaraatka Carabta oo ka wada hadlay iskaashiga dhaqaalaha iyo amniga
Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ku sugan Imaaraatka Carabta, ayaa kulan la...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo soo afjaray howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo qaatay sadax maalmood
Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Ciidanada dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor qeybta 21-aad iyo ciidanka difaaca de...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Puntland oo soo bandhigay Xeelado qasab ah oo ay Daacish ku askareeyaan dadka muhaajiriinta ah
Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Puntland ayaa shaaca ka qaaday sida ururka Daacish (IS) uu u qorto dagaalyahannada...
Warkii oo dhan »