Wararka Maanta

Goobaha Ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo maanta dib u furmay

Goobaha Ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo maanta dib u furmay

FEB 12, 2025

 Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Waxaa saakay dib loo furay goobaha Ganacsiga ee Suuqyada Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Suuqa ugu weyn ee Baka...

Warkii oo dhan »
Africom oo sheegtay in duqeyntii Buuraha Calmiskaad lagu dilay madaxii howlgallada Dibadda ee Kooxda Daacish

Africom oo sheegtay in duqeyntii Buuraha Calmiskaad lagu dilay madaxii howlgallada Dibadda ee Kooxda Daacish

FEB 12, 2025

 Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Bayaan ay soo saareen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa faahfaafin dheeraad ah ka bixiyey...

Warkii oo dhan »
Shariif Sheekh Axmed oo si adag uga hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dhacay

Shariif Sheekh Axmed oo si adag uga hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dhacay

FEB 12, 2025

 Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u hadlay qaar ka mid ah dhacdooyin maalmahii las...

Warkii oo dhan »
Heshiiska dhismaha 6 wado oo xalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho

Heshiiska dhismaha 6 wado oo xalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho

FEB 12, 2025

 Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Munaasabad lagu soo bandhigayey saxiixa heshiiska shirkadaha loo qaatay tartanka dhismaha qaar ka mid ah dayac...

Warkii oo dhan »
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish

FEB 11, 2025

 Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Waxaa soo baxaya faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaal culus oo saakay illaa galinkii dambe ee maanta k...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta sagootiyay ciidamo si gaar ah u tababaran oo ku biiraya howlgalada dalka ka socda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta sagootiyay ciidamo si gaar ah u tababaran oo ku biiraya howlgalada dalka ka socda

FEB 11, 2025

 Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sagootiya...

Warkii oo dhan »
Puntland: Siyaasadda Soomaaliya waxay kusii dhacaysaa god, farahaan ka laabanay

Puntland: Siyaasadda Soomaaliya waxay kusii dhacaysaa god, farahaan ka laabanay

FEB 11, 2025

 Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa sheegay in siyaasadda Soomaaliya ay god kusii ...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish oo haatan ka socda Togga Jaceel

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish oo haatan ka socda Togga Jaceel

FEB 11, 2025

 Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa haatan ka socda aagag kamid ah Togga ...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bil Mushaarkiisa ku taageeray Sanduuqa Taakuleeynta Ciidamada Puntland

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bil Mushaarkiisa ku taageeray Sanduuqa Taakuleeynta Ciidamada Puntland

FEB 11, 2025

 Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cirro “Waxa aan rajeynayaa Maraykanka inuu noqdo waddanka ugu horreeya ee aqoonsada Somaliland”

Madaxweyne Cirro “Waxa aan rajeynayaa Maraykanka inuu noqdo waddanka ugu horreeya ee aqoonsada Somaliland”

FEB 11, 2025

 Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka qaybgalay Shirka Dowladaha Adduunka ee...

Warkii oo dhan »