Wararka Maanta
Culumaa'uddiinka Puntland oo ku baaqay in la xoojiyo dagaalka lagula jiro Kooxda Daacish
Isniin, February 10, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Puntland ayaa sheegaya in Culumaa'uddiinka Puntland ay ka bilaabeen masaajida in...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalaya Shirka Dowladaha Caalamka oo ka Furmaya Imaaraatka Carabta
Isniin, February 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha Dowladaha Addu...
Warkii oo dhan »Calmiskaad: Sarkaal maalmo ka hor qabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta ku geeriyooday miino la kacday
Isniin, February 10, 2025 (HOL) - Sarkaal lagu magacaabo Jiib Gurey Bootaan oo kamid ahaaa saraakiisha ciidamada Puntland ee dagaalka uga jira b...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Mudug
Isniin, February 10, 2025 (HOL) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa hawlgal ka dhan ah Al-shabaab ka samaeeyay saacada...
Warkii oo dhan »Al shabaabkii kasoo firxaday Dagaaladii ka dhacayay Gobolka Hiiraan oo gaaray Degmada Mahadaay
Isniin, February 10, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ee kasoo f...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Dowladda Sacuudiga oo hadal jees jees kala kulantay Netanyahu
Axad, February 9, 2025 (HOL) - War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa si kulul loogu cambaareyay hadallada daan...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo isbitaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa Macawiisleyda
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku booqday qaar kamid ah isbitaalada Magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »Goobaha Ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha oo maalintii labaad xiran
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Waxaa maalintii labaad xiran dhamaan goobaha ganacsiga Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee loo yaqaano Suuqa Bakaaraha e...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Koofur Galbeed oo saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani'adamnimada
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare geystay oo maanta ka dhacay degmada Luuq
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhaw ka qarxay dagaal culus oo ...
Warkii oo dhan »