Wararka Maanta
Puntland oo ka laabatay inay aqbashay Qorshaha Trump ee martigelinta Shacabka Gaza
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa sheegtay in ka Puntland ahaan aysan diyaar u ahayn martigelinta Shacabka ree...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo go'aan ka gaartay kiiska Lamaane ka tirsana Al-shabaab
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa go'aan ka gaartay kiiska lamaane ka tirsana kooxda Al-shabaa...
Warkii oo dhan »Ciidamo Boolis ah oo la wareegay Guriga Hooyooyinka
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Ciidamo aad u badan oo Booliiska Soomaaliya ka tirsan ayaa la wareegay gacan ku haynta Guriga Hooyooyinka kaasi o...
Warkii oo dhan »Howlgal ay ka qeyb qaateen Ciidanka Danab oo Al shabaab badan lagu dilay oo ka dhacay Jubadda Hoose
Axad, February 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kumaandooska Gaarka ah ee ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo qeyb galay shir aan caadi aheyn oo looga hadlaayay xal u helista Colaada Congo
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay shir madaxeedka Dalla...
Warkii oo dhan »Wasiir Fartaag " Axmed Madoobe waa fallaagoobey, waana laiska dhicinayaa"
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowlad G...
Warkii oo dhan »Hay'adda Socdaalka oo been abuur ku tilmaamtay inay Baasaboorka Dalka loo diiday Ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay Dagaalka Daacish
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warar dhowaanahaan la isla dhex mara...
Warkii oo dhan »Wasiir Rooboow "Dadka jooga meelaha dowladda ka taliso cudur daar uma heli karaan iney dhahaan xoog ayaa lacag naloga qaaday"
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Muqtaar Roobow Cali Abuu ...
Warkii oo dhan »Wasiirka Amniga Soomaaliya oo sheegay in Kooxdii Daacish ee lagu jabiyay Ciraaq iyo Syria inay ka dagaalamayaan Puntland
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Aminga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo maanta qeyb ka ahaa Shir...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Hiiraan oo guulo ka sheegtay dagaalo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaalo khasaa...
Warkii oo dhan »