Wararka Maanta

Wasiir Fiqi oo ka qeyb galaya shirka loogu gogol xaarayo Shir madaxeedka ka dhacaya dalka Tanzania

Wasiir Fiqi oo ka qeyb galaya shirka loogu gogol xaarayo Shir madaxeedka ka dhacaya dalka Tanzania

FEB 07, 2025

 Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Macalim Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalaya kulan heer wasiir arr...

Warkii oo dhan »
Dagaal jab xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Dagaal jab xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan

FEB 07, 2025

 Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo waabarigii hore ee saakay ka dhacay deegaano hoostaga degm...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya oo shaaca ka qaaday qorshaha kaga degsan Macawislesyda la dagaalamaya Al shabaab

Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya oo shaaca ka qaaday qorshaha kaga degsan Macawislesyda la dagaalamaya Al shabaab

FEB 07, 2025

 Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashandhiga ee Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay qa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo faray xukuumadda in la dadajiyo taageeerada Puntland ee dagaalka Daacish

Madaxweyne Xasan Sheikh oo faray xukuumadda in la dadajiyo taageeerada Puntland ee dagaalka Daacish

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa adkeeyey baaqa Golaha Xukuumadda ee k...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Deni: Xabbad kiniini ah cidna kuma darsan howlgalka aan kula dagaalamayno Daacish

Madaxweyne Deni: Xabbad kiniini ah cidna kuma darsan howlgalka aan kula dagaalamayno Daacish

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in howlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ku su...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirada Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay colaad ka hurinayso Gobolka Gedo

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay colaad ka hurinayso Gobolka Gedo

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Shirka khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubbaland uu shir Gudoomiyay Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Maxamed Isl...

Warkii oo dhan »
Duulimaadkii ugu horeeyay oo ay la socdeen muhaajiriin laga soo tarxiilay Mareykanka oo la geeyay xabsiga Guantanamo Bay

Duulimaadkii ugu horeeyay oo ay la socdeen muhaajiriin laga soo tarxiilay Mareykanka oo la geeyay xabsiga Guantanamo Bay

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Diyaaraddii ugu horeysay oo Mareykan ah oo sidday muhaajiriin laga soo qabtay Mareykanka kuna sii jeeday Cuba ...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo soo saaray go'aano la xariira dagaalka ka dhanka ah Daacish

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo soo saaray go'aano la xariira dagaalka ka dhanka ah Daacish

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ah oo ay maanta yeesheen kaga h...

Warkii oo dhan »
Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo boggaadiyay guulaha ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka Daacish

Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo boggaadiyay guulaha ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka Daacish

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaare hore Xasan Cali Kheyre ayaa...

Warkii oo dhan »
Macalim Mahdi " Qaraxyada ka dhaca Muqdisho waxaa lagu bixiyaa lacago 70kun ilaa 80kun gaaraya"

Macalim Mahdi " Qaraxyada ka dhaca Muqdisho waxaa lagu bixiyaa lacago 70kun ilaa 80kun gaaraya"

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta G.Banaadir Macalim Mahdi oo kahadlaayay shir weynaha xeer ilaaliyaasha Dalka...

Warkii oo dhan »