Wararka Maanta

Howlgalka AUSSOM oo gacanta kusoo dhigay hub iyo rag lagu tuhmaayo Al shabaabnimo

Howlgalka AUSSOM oo gacanta kusoo dhigay hub iyo rag lagu tuhmaayo Al shabaabnimo

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Bayaan ay soo saareen howlgalka AUSSOM ayaa lagu sheegay in Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka iyo Cii...

Warkii oo dhan »
Dagaalo Qaraar oo ay ku dhinteen Saraakiil Puntland iyo Dagaalyahano Cadaan ah oo ka dhacay Buuraha Calmiskaad

Dagaalo Qaraar oo ay ku dhinteen Saraakiil Puntland iyo Dagaalyahano Cadaan ah oo ka dhacay Buuraha Calmiskaad

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya furimaha dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Kooxda Daacish ayaa sheegaya in Dagaal...

Warkii oo dhan »
Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan

Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa saacadahii laso dhaafay howlg...

Warkii oo dhan »
Danjire Daahir Carab: Dowladda Mareykanka uma qorsheysna inay Somaliland aqoonsato

Danjire Daahir Carab: Dowladda Mareykanka uma qorsheysna inay Somaliland aqoonsato

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka aysan u qorsheysnayn inay aqoonsi siiso Somaliland, w...

Warkii oo dhan »
Trump oo qorsheenaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Magaalada Gaza

Trump oo qorsheenaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Magaalada Gaza

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saartay Israa’iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo jeediyay in...

Warkii oo dhan »
16 Tahriibayaal Soomaali ah oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Aljeeriya

16 Tahriibayaal Soomaali ah oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Aljeeriya

FEB 06, 2025

 Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee dalka Aljeeriya, ee ka hoos shaqeeya Taliska Ciidanka Badda, ay...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cirro oo Taageeray Baaqa Nabadeed ee Puntland ee Ku Aaddan Gobolka Sanaag

Madaxweyne Cirro oo Taageeray Baaqa Nabadeed ee Puntland ee Ku Aaddan Gobolka Sanaag

FEB 05, 2025

 Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu doonayo in xaaladaha colaade...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Baardheere

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Baardheere

FEB 05, 2025

 Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo Beenisay Wararka Sheegaya in Ilaalada laga Qaaday Madaxweynihii Hore

Xukuumadda Somaliland oo Beenisay Wararka Sheegaya in Ilaalada laga Qaaday Madaxweynihii Hore

FEB 05, 2025

 Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya in ilaalada laga qaaday madaxweynih...

Warkii oo dhan »
Wasiir Axmed Macalin Fiqi "Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana la diido doorasho dadweyne"

Wasiir Axmed Macalin Fiqi "Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana la diido doorasho dadweyne"

FEB 05, 2025

 Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag u dhaliil...

Warkii oo dhan »