Wararka Maanta
Jubbaland oo maanta dib ula wareegtay xaruntii maamulka degmada Baardheere
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland ay goor...
Warkii oo dhan »Wasaaraddaha Cadaaladda Soomaaliya iyo Masar oo Muqdisho ku yeeshay kulan muhiim ah
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin Maxam...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo digniin u diray Shirkaddaha Boorarka ku xayeeysiista tabeelooyinka wadooyinka Caasimadda
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa billaabay la xisaabtanka Shirkadaha Ganacsi ee ka howlgala Magaalada Muqdisho, ...
Warkii oo dhan »Dowladda Kenya oo odayaal dhaqameed u diraysa Al shabaab si odayaal gacanta ugu jira ay usii daayaan
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa qorsheynaysa in odayaal dhaqameed ay u adeegsan doonto wada xaajood lagu sii deynayo shan ...
Warkii oo dhan »Xubin katirsanaa kooxdaa Daacish oo isku soo dhiibay ciidamada Puntland
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Xubin sare oo ka tirsanaa kooxda Daacish ayaa isku soo dhiibay ciidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Puntlan...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb gali doona Shir madaxeed ka dhici doona Tanzania oo Arrimaha Colaada Congo looga hadlayo
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo shirka aan caadiga ahayn oo ma...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka UK oo Dowlada Soomaaliya Ku Eedeeyay Inay Al-Shabaab Maalgeliso
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Xildhibaan Gavin Williamson, oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay m...
Warkii oo dhan »Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo Banaanbax Rabshado Wata Sameeyay Kadib Warar Sheegaya in Lacagta La Kordhiyay
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Ardayda Jaamacadda Hargeysa ayaa galabnimadii Isniintii dhigay bannaanbax rabshado watay, kaddib markii ay maq...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Go’aamo Kasoo Saartay Xaaladda Magaalada Ceerigaabo
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aamo lagu xoojinayo nabadgelyada magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo celiyay Xuquuqda iyo Darajada Ciidan ee Gaashaanle Ibraahim Macalin Cabdullaahi
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto uu soo saaray dib ugu so...
Warkii oo dhan »