Wararka Maanta
Somaliland oo Go’aamo Kasoo Saartay Xaaladda Magaalada Ceerigaabo
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aamo lagu xoojinayo nabadgelyada magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo celiyay Xuquuqda iyo Darajada Ciidan ee Gaashaanle Ibraahim Macalin Cabdullaahi
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto uu soo saaray dib ugu so...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo soo saaray amar ku socda Ganactada, Shirkadaha iyo shaqaalaha Ajaaniibta ah
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ku amray Ganacsatada, Shirkadaha iyo shaqaalaha Ajaaniibta ah ee ku ...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo joojisay, sharci darrana ku tilmaamtay khidmadaha buugga caafimaadka
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa joojiyey khidmadaha la xiriira buugga caafimaadka ee rakaabka ...
Warkii oo dhan »Senator Cabdi Qeybiid " Hantidii shacabku shakhsi jeebkiis ayay ku dhacday"
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Senetar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka di...
Warkii oo dhan »Al-shabaab oo odayaal dhaqameedyo ka afduubtay Mandheera
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Mandheera ayaa sheegaya in Shan ka mid ah Ugaasyada deegaanka la la’yahay ka dib markii s...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay duqeymo Daacish lagula eegtay buuraha Calmiskaad
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin d...
Warkii oo dhan »Dabkii qabsaday Suuqa Gobonimo ee Hargeysa oo lagu guulaystay in la bakhtiiyo
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Waxa si buuxda loogu guulaystay bakhtiinta dab xooggan oo xalay ka kacay Suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa, ...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda Turkiga oo Muqdisho u yimid maalgashi ay ku sameeyaan Kalluunka laga soo saaro xeebaha Soomaaliya
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Axmed Xasan Aden ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi ka socday Dow...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo soo rogtay in dadka ka safraya ama imaanaya dalka ay 3 Tallaal qaadan doonaan
Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro aan laga weecan karin oo taabanaya dadka imaanaya iyo ...
Warkii oo dhan »