Wararka Maanta

Jubaland oo sheegtay in howlgalka qorsheeysan ay ku dishay Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab

Jubaland oo sheegtay in howlgalka qorsheeysan ay ku dishay Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab

FEB 03, 2025

 Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee loo carbiyay la ...

Warkii oo dhan »
Dab Xoogan oo xalay Qabsaday Suuqa Labaad ee Ugu Weyn Hargeysa

Dab Xoogan oo xalay Qabsaday Suuqa Labaad ee Ugu Weyn Hargeysa

FEB 03, 2025

 Isniin, February 3, 2025 (HOL) - Dab aad u xoogan ayaa xalay qabsaday Suuqa Gobonimo, oo ah suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa, marka laga yimaad...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo sheegay inuusan xaqiijin karin in duqayntii Calmiskaad lagu dilay hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya

Maraykanka oo sheegay inuusan xaqiijin karin in duqayntii Calmiskaad lagu dilay hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Saraakiil katirsan Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in aan la xaqiijin karin in hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in duqeymaha cirka ee Maraykanku aysan ka dhicin Buuraha Golis

Somaliland oo sheegtay in duqeymaha cirka ee Maraykanku aysan ka dhicin Buuraha Golis

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland ayaa beenisay warbixin uu soo saaray Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika ...

Warkii oo dhan »
Ilhaan Cumar oo ka hadashay duqeyn diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen gobolka Bari

Ilhaan Cumar oo ka hadashay duqeyn diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen gobolka Bari

FEB 02, 2025

Axad, February 2, 2025 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa soo dhaweysay hadalkii kasoo yeer...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay in 46 Xubnood oo Daacish ah lagu dilay duqayntii Calmiskaad

Puntland oo sheegtay in 46 Xubnood oo Daacish ah lagu dilay duqayntii Calmiskaad

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Afhayeenka ciidamada Puntland ee howlgalka ka dhanka ah Daacish, Gen. Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo), ayaa faa...

Warkii oo dhan »
Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo Dowladda ku dhaleeceyay inaysan Puntland ku amaanin dagaalka ay kula jirto Daacish

Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo Dowladda ku dhaleeceyay inaysan Puntland ku amaanin dagaalka ay kula jirto Daacish

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya si weyna u dha...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaare Xamse oo Safiirka Falastiin ee Soomaaliya u cadeeyay in Xukuumaddiisu aysan raali ka ahayn barakicinta reer Gaza

Ra'iisul Wasaare Xamse oo Safiirka Falastiin ee Soomaaliya u cadeeyay in Xukuumaddiisu aysan raali ka ahayn barakicinta reer Gaza

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safii...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Safiirka UK kala hadlay dagaalka argagixisada

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Safiirka UK kala hadlay dagaalka argagixisada

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta ku qaabilay xafiiski...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgal wadajir ah oo lagu beegsaday hogaanka sare ee Daacish

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgal wadajir ah oo lagu beegsaday hogaanka sare ee Daacish

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u bogaadiyay howgal si wadajir ah ...

Warkii oo dhan »