Wararka Maanta

Puntland oo shaacisay in duqeymihii Maraykanku ka geystay buuraha Calmiskaad lagu dilay xubno muhiim ah oo katirsan Daacish

Puntland oo shaacisay in duqeymihii Maraykanku ka geystay buuraha Calmiskaad lagu dilay xubno muhiim ah oo katirsan Daacish

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in duqeymihii ugu dambeeyay ee cirka ee Maraykanku uu ka geystay buuraha Calmiskaat ay hor...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo

FEB 02, 2025

 Axad, February 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoo...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Donald Trump oo qiray in Maraykanku duqeymo culus uu ka geystay buuraha Calmiskaad

Madaxweyne Donald Trump oo qiray in Maraykanku duqeymo culus uu ka geystay buuraha Calmiskaad

FEB 01, 2025

 Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu amar ku bixiyay in Soomaaliya laga fuliyo duqeymo cirka ...

Warkii oo dhan »
Boqor Buurmadow: Shirka Badhan Waa Mashruuc uu Ka Danbeeyo Xasan Sheekh

Boqor Buurmadow: Shirka Badhan Waa Mashruuc uu Ka Danbeeyo Xasan Sheekh

FEB 01, 2025

 Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa sheegay in shirka beelaha Dhulbahante iyo Warsangali ee kusoo gabagaboo...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Amaanka degmada Xarardheere oo gacanta ku dhigay nin siday waxyaabaha qarxa

Ciidamada Amaanka degmada Xarardheere oo gacanta ku dhigay nin siday waxyaabaha qarxa

FEB 01, 2025

 Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugan magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ay...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo Xidhay Maxjar Lagu Hubiyo Caafimaadka Xoolaha oo uu Leeyahay Ganacsade Carbeed

Xukuumadda Somaliland oo Xidhay Maxjar Lagu Hubiyo Caafimaadka Xoolaha oo uu Leeyahay Ganacsade Carbeed

FEB 01, 2025

Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa ruqsaddii kala noqotay maxjarka lagu hubiyo caafimaadka xoolaha ee ku yaalla magaalada Ber...

Warkii oo dhan »
Wasiir Juxa: Puntland nacayb gaar ah uma qabto dadka ajaanibta ee kasoo jeeda Itoobiya

Wasiir Juxa: Puntland nacayb gaar ah uma qabto dadka ajaanibta ee kasoo jeeda Itoobiya

FEB 01, 2025

 Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa si cad u beenyay inay bartilmaameed gaar ah ka dhiganayaan ajaanibta Itoobiyaank...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Trump ka codsaday in aanu ciidamadiisa ka saarin Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Trump ka codsaday in aanu ciidamadiisa ka saarin Soomaaliya

FEB 01, 2025

 Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka codsaday Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, in aanu ...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiye Cali Jeyte oo sheegay in Ajaaniib badan ku dileen dagaalo ka dhacay gobolka Hiiraan

Hoggaamiye Cali Jeyte oo sheegay in Ajaaniib badan ku dileen dagaalo ka dhacay gobolka Hiiraan

FEB 01, 2025

 Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Ergayga Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada difaaca deegaanka Cali Jeyte ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo cadeeysay sababtii ka dambeeysay muddo kordhintii loo sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka

Dowladda Federaalka oo cadeeysay sababtii ka dambeeysay muddo kordhintii loo sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka

FEB 01, 2025

 Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo ka qeyb galay kulan ay Suxufiyiinta ka howlgasha W...

Warkii oo dhan »