Wararka Maanta
Wasiir Axmed Macalin Fiqi "Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana la diido doorasho dadweyne"
Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag u dhaliil...
Warkii oo dhan »Gudoomiye Shuute " Kiisaska aan qaadeyney waxaa ugu badan dhibaatada ay geystaan Macawiisleyda"
Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in kor uu u kac...
Warkii oo dhan »Jigjiga: 28 gabdhood oo adeegayaal ah oo laga helay cudurka HIV/AIDS
Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Maamulka magaalada Jigjiga ay shacabka la wadaageen faah...
Warkii oo dhan »Xil. Ilhan Cumar iyo Duqa Minneapolis oo Soomaalida sharci la’aanta ku jooga Maraykanka kula taliyay in aysan xogtooda cidna siinin
Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Cumar (D-MN) oo dhawaan la kulantay Soomaalida sharci la'aanta ku jooga dalka Maraykanka ayaa...
Warkii oo dhan »Guddoomiyahii Arrimaha bulshada degmada Baardheere oo lagu dilay dagaal ka dhacay degmadaas
Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay waabarigii hore ka bilaawday degmada Baardheere ee ...
Warkii oo dhan »Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubaland oo ka socda Magaalada Baardheere
Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal xooggan uu ka qarxay gudaha ma...
Warkii oo dhan »Barlamaanka Turkiga oo sanad ku kordhiyay howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya
Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Golaha guud ee baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay soo jeedinta madaxweynaha dalkaasi Rajab Dayib Ordugan ee ah...
Warkii oo dhan »Faahfaahin ku saabsan khasaaaha ka dhashay dagaalka ciidamada Puntland iyo Daacish
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa maanta ka dhacay deegaanno ka tirsan buu...
Warkii oo dhan »Oday 102 sano jir ahaa oo aano qabiil darteed loogu dilay gobolka Hiiraan
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xalfooleey ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maleeshiyo beeleed ...
Warkii oo dhan »In ka badan 5 askari oo Puntland looga dilay qaraxyo ay Daacish kula eegtay buuraha Calmiskaad
Talaado, February 4, 2025 (HOL) - In ka badan 5 askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday ku dhawaad 20 kalena way ku dhaawacmee...
Warkii oo dhan »