Wararka Maanta
Puntland oo aqbashay qorshaha Trump ee martigelinta Shacabka Gaza
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Yacquub Maxamed Cabdullaahi oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa u sheegay wargeyska Th...
Warkii oo dhan »Puntland oo beenisay in dowladda Federaalka ay carqalad galisay baasaboorka askarta ku dhaawacmay dagaalka Daacish
Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Puntland ayaa caddeysay in aanay jirin wax caqabad ah oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya kala kulantay oo ku s...
Warkii oo dhan »Puntland oo xaqiijisay in dagaalkii ugu dambeeyay ee Daacish ay ku weyday 27 askari oo ay ku jiraan 5 sarkaal
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay inay ku waayeen 27 askari, oo ay ku jiraan 5 sarkaal, dagaalkii ugu dambeeyay ...
Warkii oo dhan »Dowladaha Turkiga iyo Itoobiya oo ka wadahadlay hirgelinta bayaankii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Turkiga oo kulan ku yeeshay magaalada...
Warkii oo dhan »Sahmintii shidaalka Soomaaliya oo 50% lasoo dhameeystiray
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Was...
Warkii oo dhan »Dagaal xoogan oo lagu soo qabtay Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay deegaano hoostaga degmada Buula ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Maraykanka ka codsatay in wixii taageero ah uu iyada toos u siiyo
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa Maraykanka ka codsatay in taageerada uu hore ugu soo marin jiray hay’adda USAID hadda...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo safar hal maalin ah ku gaaray dalka Uganda
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Uganda, hal...
Warkii oo dhan »Wasaaradda amniga Soomaaliya oo amaantay guulihii ay Ciidamada Puntland ka gaareen Dagaalka Kooxda Daacish
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa bogaadin loogu jeediyay howlg...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha SSC Khaatumo: Somaliland waxay wadaa nabad afka baarkiisa ah iyo colaad joogto ah
Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in aanay Somaliland daacad ka ahayn nabadd...
Warkii oo dhan »