Wararka Maanta

Dowladda Fedaraalka oo guulo horleh ka sheegatay dagaalkii deegaanka Ceel Cali Axmed

Dowladda Fedaraalka oo guulo horleh ka sheegatay dagaalkii deegaanka Ceel Cali Axmed

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa dagaaladii culsaa ee ka dhacay deegaanka Ceel Ca...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Shiekh oo sheegay inuu magacaabayo guddiga taakulada iyo garab istaagga dagaalka Puntland kula jirto Daacish

Madaxweyne Xasan Shiekh oo sheegay inuu magacaabayo guddiga taakulada iyo garab istaagga dagaalka Puntland kula jirto Daacish

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, in dowladda Soomaaliya ay gara...

Warkii oo dhan »
Askarigii dilay Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge ee Hargeysa oo dil lagu xukumay

Askarigii dilay Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge ee Hargeysa oo dil lagu xukumay

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Askarigii dhawaan dilka u geystay Taliyihii Saldhigga Booliiska Xaafadda Maxamed Mooge ee Hargeysa, Gaashaanle ...

Warkii oo dhan »
Dowladda oo shaacisay magacyada horjoogayaal Al-shabaab looga dilay dagaalo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Dowladda oo shaacisay magacyada horjoogayaal Al-shabaab looga dilay dagaalo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaalo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay duqeymo culus oo diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobolka Hiiraan

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay duqeymo culus oo diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobolka Hiiraan

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ka bixisay duqeymo cuĺus oo c...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay in xubno ka tirsan Daacish lagu dilay duqayn uu Maraykanku ka geystay buuraha Calmiskaad

Puntland oo sheegtay in xubno ka tirsan Daacish lagu dilay duqayn uu Maraykanku ka geystay buuraha Calmiskaad

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa duqeyn ka fulisay buuraleyda Calmiskaad, iyagoo bartilmaameedsatay xubno ka tirsan arg...

Warkii oo dhan »
Booliska Soomaaliya oo baadi goobaya rag baxsad ah oo ku eedeysan dil

Booliska Soomaaliya oo baadi goobaya rag baxsad ah oo ku eedeysan dil

FEB 22, 2025

 Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Bayaan ay soo saareen Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ka do...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Maanta dib ula wareegay deegaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Maanta dib ula wareegay deegaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa goordhaw dib ula wareegay gacan ku he...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda oo ku wajahan Deegaanka Ceel Baraf oo Al shabaab ay la wareegeen maalintii shalay

Ciidamada Dowladda oo ku wajahan Deegaanka Ceel Baraf oo Al shabaab ay la wareegeen maalintii shalay

FEB 21, 2025

 Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Ciidamo aad u farabadan waxa ay geysay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha...

Warkii oo dhan »