Wararka Maanta
Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu leeyahay tabarucaadka Qaramada Midoobay
Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa soo saartay liiska dalalka xubnaha ka ah ee lagu leeyahay deymaha aan la bixin ee gaars...
Warkii oo dhan »Daacish oo lumisay farriisimihii ugu muhiimsanaa oo ay kaga sugnaayeen buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari
Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Kooxda Daacish ayaa isaga baxday fariisimihii muhiimka ahaa ee ay kaga sugnaayeen buuraha Calmiskaad ee gobolk...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Tripoli ee dalka Libiya
Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayay ayaa ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayso casuumadii ay u fidisay Madaxweynaha Somaliland
Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaa...
Warkii oo dhan »Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Al shabaab ku lahaayeen Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe
Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Duqaymo xoogan ayaa ka dhacay Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Jubadda Dhexe kuwaasoo lala beegsaday saraakiil a...
Warkii oo dhan »Nuxurka war martiyeedkii laga soo saaray kulankii Taliyeyaasha Militari ee Soomaaliya iyo Itoobiya ku dhexmaray Muqdisho
Axad, February 23, 2025 (HOL) - War martiyeed lagu saxiixay Magaalada Muqdisho oo dhowr qodob ka kooban ayaa laga soo saaray shir maagalada Muqd...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Caana nuug "Sababta ganaax ku sheega wuxuu ahaa kaliya inaan lagu buuqin Madaxweynaha"
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caana nuug oo ka mid ahaa 15 Xildhibaan oo maanta dib loogu fasaxay kulamada Kalfa...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dib u fasaxay xildhibaano laga joojiyay kalfdhiyadda Baarlamaanka
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Mad...
Warkii oo dhan »Taliyeyaasha Militeriga iyo Sirdoonka Itoobiya oo Booqasho hal maalin ku yimid Magaalada Muqdisho
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Wafdi ka socda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Birhanu Jula, Taliyaha Ciidanka Qaranka Itoobiya ayaa booqasho shaqo ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Bilowday Olole Lagu Masaafurinayo Dadka Itoobiyaanka ah
Axad, February 23, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa qaaday olole lagu qabqabanayo dadka Itoobiyaanka ah ee aan sharciga haysan si loogu c...
Warkii oo dhan »