Wararka Maanta
Gabdho Soomaali ah oo ku biiray Daacish oo xukun xabsi lagu riday dalka Norway
Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Norway ayaa sheegaya in Maxkamad ku taal dalkaasi ay xabsiga dhigtay laba gabdhood oo ...
Warkii oo dhan »Shacabka Dowlad Degaanka Soomaalida oo ka cabanaya qiimaha xajka ee sannadkan oo aad u badan
Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Dadka ku nool Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa si aad ah cabasho waxa ay uga muujiyeen qiimaha sanadkaan ay xujee...
Warkii oo dhan »Ciidamada Puntland oo toogtay xubin ka tirsan Daacish oo qarax ku aasayay magaalada Boosaaso
Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga ee Dowladda Puntland ayaa saakay ku toogtay magaalada Boosaaso nin ajnabi ah oo katirsan Daacis...
Warkii oo dhan »Al-shabaab oo weerar qarax ku bilaawday ku qaaday magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud
Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Masagawaa e...
Warkii oo dhan »Israa'iil iyo Xamaas oo Maanta markale is dhaafsanaya Maxaabiis ay kala haysteen
Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in Xamaas iyo Israa'iil ay is dhaafsadaan qeybtii labaad ee maxaabiista ay ka...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Trump Ku Tilmaantay Nin Ku Dhac Leh oo Aqoonsi Siin Kara
Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump uu yahay nin ku dhiiran kara in u...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo ku dhawaaqay in la dhisayo Guddiga sare ee Waxbarashada dalka
Jimco, January 24, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in Xukuumadiisa ay dhi...
Warkii oo dhan »Ilhaan Cumar oo si kulul u dhaleeceysay siyaasadaha Madaxweynaha cusub ee Mareykanka
Jimco, January 24, 2025 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, ayaa si kulul u dhaleeceysay siyaasadaha Madaxweyn...
Warkii oo dhan »Sarkaal katirsan ciidamada Puntland oo ku dhaawacmay qarax lagula eegtay Buuraha Calmiskaad
Jimco, January 24, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in Fu’aad Xanaano, oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Punt...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Booliiska oo dalacsiiyay Askarigii dhawaan lagu dhex jirdilay Golaha Shacabka
Jimco, January 24, 2025 (HOL) - Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa darajada Laba Xidigle u dal...
Warkii oo dhan »