Wararka Maanta
Wasiir Cali Xoosh “Waxaan rabna doorasho qof iyo cod ah iyo in meesha ka baxdo Shilinka jeebka ku jira igu doorta"
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali X...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo soo saartay amaro culus oo ku socda Ganacsatada Soomaaliyeed
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacs...
Warkii oo dhan »Daacish oo ciidamada Puntland ku weerartay Diyaarad Drone ah oo lagusoo xiray qarax
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Hal askari oo ka tirsan ciidanka Puntland ayaa ku dhintay, halka saddex kale ay ku dhaawacmeen, kadib markii k...
Warkii oo dhan »Puntland: Dowladda Federaalka waxay hor istaagtay in dhaawacyada ciidanka Puntland ay helaan daryeel caafimaad oo dibadda ah
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si adag u eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay caqabad ku tahay dadaallada lagu daryeela...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Kordhiyay Mushaarka Ciidamada 50%
Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa mushaarka ciidamada kala duwan kordhiyay ...
Warkii oo dhan »Puntland oo soo bandhigtay Helicopter loo adeegsandoono gurmadka ciidamada dagaalka kula jira Daacish
Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa maanta soo bandhigay diyaarad helicopter ah oo loogu talagalay daabulidda askarta ku dha...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo maanta tagay magaalada Jigjiga
Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Wafdi ka kala socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta waxa siyaabo kala duwan loogu so...
Warkii oo dhan »Taliyaha Hay'adda NISA oo gobolka Hiiraan kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab
Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Agaasimaha hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalool...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Xukuumadda waxaa ka go'an in Guddiga Doorashooyinka ku garab istaagto hirgelinta Doorasho qof iyo cod ah"
Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey xarunta ...
Warkii oo dhan »