Wararka Maanta

Ra'iisul Wasaare Xamse oo sheegay in Argagexisadu ay dhibaato ku yihiin amaanka iyo maalka Shacabka

Ra'iisul Wasaare Xamse oo sheegay in Argagexisadu ay dhibaato ku yihiin amaanka iyo maalka Shacabka

JAN 17, 2025

 Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in Kooxaha Argagexisada sida Al shabaab iyo Daa...

Warkii oo dhan »
Somaliland iyo Itoobiya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Millateriga iyo Amniga

Somaliland iyo Itoobiya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Millateriga iyo Amniga

JAN 17, 2025

 Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii ay u xoojin lahaayeen iskaashiga dhinaca millateriga iyo amnig...

Warkii oo dhan »
Feysal Cabey “Waxaan kamid ahay hal-abuurka cusub ee hirgelinta aqoonsiga qaranka Soomaaliya.”

Feysal Cabey “Waxaan kamid ahay hal-abuurka cusub ee hirgelinta aqoonsiga qaranka Soomaaliya.”

JAN 16, 2025

Khamiis, January 16, 2025 (HOL) -  Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ee dowladda Soomaaliya ayaa hiigsaneysa inay dhamaadka ...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ku baaqday in wax laga qabto sababaha keenay isku dhacyada Badda Cas

Soomaaliya oo ku baaqday in wax laga qabto sababaha keenay isku dhacyada Badda Cas

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa codkeeda ku taageertay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee tirsigiisu yaha...

Warkii oo dhan »
Puntland oo shaacisay in 19,000 Qoys ay ku barakaceen howlgallada ka dhanka ah Daacish

Puntland oo shaacisay in 19,000 Qoys ay ku barakaceen howlgallada ka dhanka ah Daacish

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday in 19,000 oo qoys ay ku barakaceen howlgallada milateri ee ka socda buuraha Calmis...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay dukumentiyo ay lahaayeen dagaalamayasha Daacish ee ku sugan gobolka Bari

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay dukumentiyo ay lahaayeen dagaalamayasha Daacish ee ku sugan gobolka Bari

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Ciidamada La-dagaalanka Argagixisada Puntland ayaa maanta mar kale la wareegay fariisimo ay kooxda Daacish ay ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo si kulul uga jawaabtay hadalka Ra'iisul wasaare Xamse

Puntland oo si kulul uga jawaabtay hadalka Ra'iisul wasaare Xamse

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa si kulul u dhaliilay hadalka Ra’iisul W...

Warkii oo dhan »
Booliska Jubaland oo xiray haweeyneey Sunta Libaaxa ku dishay Seygeedi hore

Booliska Jubaland oo xiray haweeyneey Sunta Libaaxa ku dishay Seygeedi hore

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Qeybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa Soo qabtay Sahra Xuseen Maxamed oo Seygeedii hore...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Xabad joojinta jiida Gaza

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Xabad joojinta jiida Gaza

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta ee magaalada Gaza...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno adag ku riday ragg isbaaro u taalay gobolka Hiiraan

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno adag ku riday ragg isbaaro u taalay gobolka Hiiraan

JAN 16, 2025

 Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhageystay kiiska ilaa 6 ruux oo dhawaan ciidanka Nabadsugida ku...

Warkii oo dhan »